Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Farmaajo: waxaan ku bogaadinayaa Ra’iisul wasaaraha in uu soo dhisay xukuumad tayo leh

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa Maanta Kulan la qaaray Golaha Xukuumadda cusub ee uu Xalay magacaabay Ra’iiusul… Sii akhri

Posted on October 20, 2020October 20, 2020 by News Office

African leaders question US position on China at investment event

Posted on October 20, 2020October 20, 2020 by cph

WASHINGTON — At an investment conference Friday aimed at building partnerships and increasing investment in Africa, top U.S. officials struck… Sii akhri

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Sudan oo deeq gaarsiiyey dadka reer Sudan ee fatahaadu saamaysay

Posted on October 20, 2020October 20, 2020 by News Office

Jaaliyada, Ardayda iyo safarada Soomaaliyeed ee dalka sudan oo iskashanaya, ayaa deeq gar-gaar ah gaarsiiyey in ka badan 400 oo… Sii akhri

Puntland oo shaacinaysa Liiska xubnaha Guddiyada kala duwan ee Doorashada Federaalka

Posted on October 20, 2020October 20, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa lagu wadaa in uu saacadaha soo socda magacaabo min laba xubnood oo Puntland… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Abiy oo ka hadlay weeraro ka dhacay Galbeedka Ethiopia

Posted on October 20, 2020October 20, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ayaa sheegay in dagaal-yahanno ku lug lahaa weeraro lala beegsaday dad shacab ah oo dhowaanahan… Sii akhri

Saraakiil iyo dagaallamayaal ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay Shabeellada Hoose

Posted on October 20, 2020October 20, 2020 by News Office

Milateriga Somaaliya, ayaa shaaciyay in ay hawlgal qorshaysan ku dileen saraakiil iyo dagaallamayaal kale, oo ka tirsanaa Al-shabaab, kadib weerar… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo codsi u diray Baarlamaanka

Posted on October 20, 2020October 20, 2020 by Liban Yusuf

Madaxweynaha dowadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Ra”iisul Wasaare Rooble soo dhisidda xukuumadda cusub. Madaxweyne Farmaajo ayaa… Sii akhri

Ingiriiska oo Ciidamo cusub u tababaraya Kenya

Posted on October 20, 2020October 20, 2020 by News Office

1,000 askari oo ka tirsan Ciidanka Difaaca Kenya (KDF) ayaa qaadanaya tababar dagaal, oo ay bixinayaan saraakiil ka socda dowladda… Sii akhri

Xiisadda diblomaasiyadeed ee u dhexaysa Shiinaha iyo Taiwan oo sii kululaatay

Posted on October 20, 2020October 20, 2020 by News Office

Xiisadda dibloomaasiyadeed ee mudada dheer u dhexaysa Shiinaha iyoTaiwan ayaa Sababay in diblomaasiyiintooda uu gacan qaad ku dhexmaro dalka Fiji.… Sii akhri

Waddani Leader Criticises Somaliland President For ‘Economic Woes’

Posted on October 19, 2020October 19, 2020 by cph

Hargeisa ( PP News Desk)  — Policies of the President of Somaliland Muse Bihi Abdi have come under fire from the leader… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close