Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay wafdi ka socda dowladda Ingiriiska

Madaxweynaha dowadda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay wafdi ka socday Boqortooyada Ingiriiska oo ay… Sii akhri

Posted on February 12, 2026February 12, 2026 by Desk

Askar laga saaray ciidan dowladda Soomaaliya

Posted on February 12, 2026February 12, 2026 by Desk

Wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in tiro askar ah laga saaray ciidanka dowladda, kaddib markii lala xiriiriyay anshax-xumo, isticmaalka maandooriyaha… Sii akhri

Rajo xumo laga muujiyay shirka Muqdisho

Posted on February 12, 2026February 12, 2026 by Desk

Xildhibaan Maxamed Abuukar Cali (Jacfar) oo ka mid ah xildhibaanada mucaaradka ah ayaa rajo xumo weyn ka muujiyay shirka lagu… Sii akhri

Deni: Muqdisho kama tagayno illaa laga heshiiyo doorashada dalka

Posted on February 12, 2026February 12, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa shaaciyay in aysan magaalada Muqdisho ka tagi doonin illaa heshiis laga gaaro khilaafka… Sii akhri

Agaasime cusub oo loo magacaabay PDRC

Posted on February 11, 2026February 11, 2026 by Desk

Cabdinaasir Maxamed Yuusuf (Buraale) ayaa loo magacaabay agaasimaha cusub ee xarunta cilmi-baarista Puntland ee PDRC, sida ay shaacisay xarunta. ​”Waxaan… Sii akhri

Soomaaliya oo ku guuleysatay doorasho taariikhi ah

Posted on February 11, 2026February 11, 2026 by Desk

Soomaaliya ayaa loo doortay in ay xubin ka noqoto Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika (PSC) muddada 2026–2028, kaddib doorasho… Sii akhri

Markab dagaal oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho

Posted on February 11, 2026February 11, 2026 by Desk

Wasiir dowlaha wasaarada gaashandhigga xukuumadda federaalka Soomaaliya xildhibaan Cumar Cabdi Cali oo weheliyo taliyaha ciidanka xoogga dalka Gen. Ibraahim Maxamed… Sii akhri

Maxay tahay caqabada hortaagan qabsoomida shirka Muqdisho?

Posted on February 11, 2026February 11, 2026 by Desk

Madaxda Dowadda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka ayaa isku fahmi la’ goobta uu ka dhacayo shirka ay doonayaan in ay yeeshaan… Sii akhri

Nabadoon lagu dilay gobolka Mudug

Posted on February 11, 2026February 11, 2026 by Desk

Duleedka deegaanka Bacaadweyn ee gobolka Mudug waxaa shalay galinkii dambe lagu dilay nabadoon Cali Xasan Jarhaye oo ka mid ahaa… Sii akhri

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho

Posted on February 10, 2026February 10, 2026 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gababta ka degay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, halkaas oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close