Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Sacuudi Carabiya oo walaac xooggan ka muujisay Tallaabo ay qaadday Israa’iil

Boqortooyada Sacuudiga ayaa walaac xooggan  ka muujisay tallaabo ay qaaday Israa’iil oo degaano hor leh ay uga sameyneyso magaalada Qudus.… Sii akhri

Posted on November 18, 2020November 18, 2020 by News Office

Maraykanka oo Liiska Argagixisada ku daray laba Sarkaal oo ka tirsan Al-shabaab

Posted on November 18, 2020November 18, 2020 by News Office

Waaxda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka, ayaa liiska Argagixisada ku dartay laba sarkaal oo ka tirsan ururka Al-Shabaab. Labadaas horjooge, oo… Sii akhri

The Baby Stealers

Posted on November 18, 2020November 18, 2020 by cph

Kenya’s government has ordered an investigation into the theft and sale of babies following a BBC investigation into the black… Sii akhri

Maraykanka oo Ciidamo kala soo baxaya Ciraaq iyo Afgaanistaan

Posted on November 18, 2020November 18, 2020 by News Office

Waaxda Difaaca Maraykanka ee Pentagon-ka ayaa shaacisay, in iyada oo la tixraacayo amarka madaxweyne Trump, todobaadyada soo socda dalalka Ciraaq… Sii akhri

Dowladda Ingiriiska oo war ka soo saartay dagaalka ka socda gudaha Itoobiya

Posted on November 18, 2020November 18, 2020 by News Office

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska arrimaha dibadda iyo Barwaaqa-sooranka dalka UK ayaa lagu sheegay in dowlada Britain… Sii akhri

Turkiga oo Ciidamo Nabad Ilaalin ah u diraya dalka Azerbaijan

Posted on November 18, 2020November 18, 2020 by News Office

Baarlamanka waddanka Turkiga, ayaa shalay ogolaaday in dowladda Turkigu Ciidamo Nabad Ilaalin ah geyso Gobolka Nagorno-Karabakh, si ay ula socdaan… Sii akhri

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo qaabilay wefdi ka socda Koonfur Galbeed

Posted on November 17, 2020November 17, 2020 by News Office

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland, Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefdi ka socda Koonfur… Sii akhri

Khasaaraha ka dhashay Qaraxii Muqdisho oo la shaaciyay

Posted on November 17, 2020November 17, 2020 by News Office

Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliya, ayaa faahfaahin ka bixiyay Qarax ismiidaamin ah, oo Maanta ka dhacay maqaayad ku dhow dugsiga Booliiska… Sii akhri

Qarax ka dhacay Muqdisho

Posted on November 17, 2020November 17, 2020 by Liban Yusuf

Qarax loo malaynayo in uu yahay ismiidaamin ayaa goordhawed ka dhacay magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa ka dhacay maqaayad ku dhow… Sii akhri

Mahboub: Clash of Egos Caused the War in Ethiopia

Posted on November 17, 2020November 17, 2020 by cph

Nairobi (PP News Desk) — The former IGAD Executive Secretary Mahboub Maalim described the civil war in Ethiopia as a… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close