Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ma Sicirbarar Ayaa Ka Jira Puntland Mise Qiime-dhac Lacageed?

Garoowe (PP) — Dhaqaaleyahan Soomaaliyeed ayaa Puntland Post la soo xiriiray si uu ugu baraarujiyo in ereyga sicirbarar ku habooneyn… Sii akhri

Posted on December 8, 2020December 8, 2020 by cph

Wasiir ka tirsan Xukuumadda Ingiriiska oo booqday xero ciidan oo ku taalla Baydhabo

Posted on December 8, 2020December 8, 2020 by Desk

Wasiirka Arrimaha Afrika ee Xukuumadda Ingiriiska James Duddridge iyo Safiirka Dowlada Ingiriiska ufadhiya Soomaaliya Ben Fender ayaa maanta booqasho ku… Sii akhri

Deni oo amar ku soo rogay Bankiga dowladda si loo xakameeyo sicir-bararka

Posted on December 8, 2020December 8, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulan la qaatay ganacsatada heerarkeeda kala duwan, waxgaradka iyo qeybaha kala duwan… Sii akhri

Puntland Deploys Troops at Bosaso Markets

Posted on December 8, 2020December 8, 2020 by cph

Bosaso (PP News Desk) — Puntland Government deployed troops at Bosaso markets to enforce the use of Somali shilling for… Sii akhri

Maxkamadda sare ee Puntland oo muddaysay kiiska xildhibaanadii xilka laga xayuubiyay

Posted on December 8, 2020December 8, 2020 by News Office

Maxkamadda Sare ee dowladda Puntland, ayaa si rasmiya u muddaysay dhegaysiga dacwad la xiriirta sax-ahaanshaha xilka xayuubintii lagu sameeyay 8… Sii akhri

Mareykanka oo beegsaday saraakiil kale oo Shiinees ah

Posted on December 8, 2020December 8, 2020 by News Office

Dowladda Mareykanka ayaa Isniintii xayiraado cusub kusoo rogtay saraakiil Shiinees ah, sababo la xiriira caburinta Hong Kong. Maamulka madaxweyne Trump… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo kormeeray dhisme lagu kordhiyay Bankiga dhexe ee Puntland

Posted on December 8, 2020December 8, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray dhismaha cusub ee lagu kordhinayo Bangiga dhexe ee Dowladda. Qoraal laga… Sii akhri

Xog: Puntland oo hal shardi ku xirtay codsi ku saabsan sii daynta Burcad-badeed u dhashay Galmudug

Posted on December 8, 2020December 8, 2020 by News Office

Dhowaan waxa Puntland yimid xildhibaanno ka tirsan Baarlamanka Galmudug, kuwaas oo Puntland ka dalbaday in loo sii daayo Rag ku… Sii akhri

Haweeney 90 jir ah oo noqotay qofkii u horreeyay ee qaata Tallaalka COVID-19

Posted on December 8, 2020December 8, 2020 by News Office

Margaret Keenan oo isbuucan noqoneysa 91 jir, ayaa noqotay qofkii ugu horeeyay guud ahaan dalka UK ee la siiyo talaalka… Sii akhri

Ganacsiga Boosaaso oo maalintii shanaad xiran iyo Shiling Soomaaliga oo la diiday

Posted on December 8, 2020December 8, 2020 by News Office

Xarumaha kala duwan ee Ganacsiga Boosaaso, ayaa maalintii Shanaad xiran, kadib markii dadweynuhu cabasho xooggan ka muujiyay go’aan ka soo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close