Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Farmaajo iyo Indhacadde – Faallo

Haddii shaki uu kaaga jiray in Madaxweyne Farmaajo dowlad u yaqaan maleeshiyo beeleed hubkooda mar uun la soo bixi kara,… Sii akhri

Posted on February 19, 2021February 19, 2021

Qaramada Midoobay oo war ka soo saartay xiisadda colaadeed ee ka curatay Muqdisho

Posted on February 19, 2021February 19, 2021 by News Office

Xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ayaa maanta oo Jimce ah war ka soo saaray xiisadda colaadeed ee ka aloosan… Sii akhri

Khayre: Waxaan ka badbaaday isku day dil

Posted on February 19, 2021February 19, 2021 by News Office

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre, oo haatan ka tirsan Midowga Murashixiinta Muqdisho, ayaa sheegay in uu ka… Sii akhri

Garoonka diyaaradaha Muqdisho oo xirmay kadib markii Madfac ku habsaday

Posted on February 19, 2021February 19, 2021 by News Office

Xiisadda colaadeed ee ka aloosan magaalada Muqdisho, ayaa saamayn ku yeelatay hawlihii Garoonka diyaaradaha Aaden Cadde, kadib markii uu madfac… Sii akhri

Bannaanbax ka socday Muqdisho oo Rasaas lagu kala cayriyay

Posted on February 19, 2021February 19, 2021 by News Office

Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa Rasaas ku kala cayriyay dad bannaanbax ka samaynayay nawaaxiga Isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho, kuwaas… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo xirtay wadooyinka iyo Isgoysyada muhiimka ah ee Muqdisho

Posted on February 19, 2021February 19, 2021 by News Office

Laamaha Amniga dowladda Soomaaliya, ayaa saaka oo Jimce ah xiray dhammaan waddooyinka iyo Isgoysyada muhiimk ah ee magaalada Muqdisho, si… Sii akhri

Daahir Geelle oo ka digay in Farmaajo shirqool ku laayo madaxda dowlad goboleedyada

Posted on February 19, 2021February 19, 2021 by News Office

Murashax Daahir Maxamuud Geelle ,oo kamid ah Midowga Murashixiinta Muqdisho, ayaa sheegay in weerarkii xalay lagu qaaday hotel Maa’ida, uu… Sii akhri

Mas’uul ka tirsan Puntland oo ku baaqay in Taalooyin loo dhiso ciidankii xalay ku dagaallamay Muqdisho

Posted on February 19, 2021February 19, 2021 by News Office

Guddoomiyaha Gobolka Sanaag ee Puntland Cali Xuseen Soomaali, ayaa Qoraal uu soo geliyay bartiisa Facebook, wuxu sharraxaad kaga bixiyay fasirka… Sii akhri

Khayre oo ku baaqay in meel looga soo wada-jeesto xukunka madaxweyne Farmaajo

Posted on February 19, 2021February 19, 2021 by News Office

Ra’iisul wasaarihii hore ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa dadka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay meel uga soo… Sii akhri

Wararkii ugu dambeeyay ee Muqdisho

Posted on February 19, 2021February 19, 2021 by cph

Magaalada Muqdisho waxaa saqdii dhexe ee caawa dagaal kooban ku dhexmaray ciidmada dowladda iyo kuwa mucaaradka. Dagaalka ayaa ka dhacay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close