Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Garoowe: 63 sano jir laba Qoys isku haysteen oo midkood loo xukumay

Dowladda Puntland ayaa maanta si rasmiya u shaacisay Natiijada ka soo baxday baaritaan ku saabsan Hidda-sidaha DNA (Deoxyribonucleic acid), oo… Sii akhri

Posted on February 25, 2021February 25, 2021 by News Office

Madaxweynaha Mareykanka oo laalay xayiraado saarnaa dhinaca socdaalka

Posted on February 25, 2021February 25, 2021 by News Office

Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa laalay wareegto uu horay u soo saaray maamulkii Trump taasi oo lagu hor istaagay… Sii akhri

Puntland Bans Public Gatherings and Demonstrations 

Posted on February 25, 2021February 25, 2021 by cph

Bosaso (PP News Desk) —  Bari Security Committee yesterday introduced a raft of policies aimed to prevent demonstrations against Puntland State… Sii akhri

Dowlada Hoose ee Garoowe oo furtay Qandaraaska mashruuc lagu dhisayo afar laami oo cusub

Posted on February 25, 2021February 25, 2021 by News Office

Dowladda Hoose ee degmada Garoowe ayaa shalay si rasmiya u daah-furtay Qandaraaska mashruuc lagu dhisayo afar waddo oo Laami ah,… Sii akhri

Duqayn xooggan oo Al-shabaab lagula beegsaday Jamaame

Posted on February 25, 2021February 25, 2021 by News Office

Wararka ka imaanaya degmada Jamaame ee Gobolka Jubada Hoose, ayaa sheegaya in halkaas shalay laga maqlay duqayn xooggan, kadib markii… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo maanta kulan gaar ah la yeelanaya Midowga Murashixiinta Muqdisho

Posted on February 25, 2021February 25, 2021 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble iyo xubno ka tirsan Midowga Murashixiinta Muqdisho, ayaa lagu wadaa in ay… Sii akhri

Milateriga Soomaaliya oo soo bandhigay xubno ka tirsan Al-shabaab

Posted on February 25, 2021February 25, 2021 by News Office

Milateriga Soomaaliya oo ay weheliyaan ciidamada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa hawlgal qorshaysan ku qabtay xubno ka tirsan Al-shabaab sida… Sii akhri

Puntland oo shaacisay magacyada shaqaale ka tirsan Qaramada Midoobay oo bixin waayay Canshuurta

Posted on February 24, 2021February 24, 2021 by News Office

Xeer ilaalinta dowladda Puntland ayaa shaacisay magacyada 14 qof oo ka tirsan Shaqaalaha hay’adaha kala duwan ee Qaramada Midoobay, kuwaas… Sii akhri

Puntland oo qaabishay in ka badan 160 Qoys oo Qaxooti ka soo cararay Yemen

Posted on February 24, 2021February 24, 2021 by News Office

Qaxooti ka kooban Soomaali iyo Yemenyihiin, oo ka soo cararay colaadda ka aloosan waddanka Yemen, ayaa maanta soo gaaray magaalada… Sii akhri

Maxay kawada hadleen Rooble iyo Beesha Caalamka?

Posted on February 24, 2021February 24, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Beesha Caalamka ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close