Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Gunmen Murder Veteran Journalist in Galka’yo

Galka’yo (PP News Desk) — Unknown gunmen have assassinated Jamal Farah Aden, a veteran radio journalist, in north Galka’yo. Jamal… Sii akhri

Posted on March 1, 2021March 2, 2021 by cph

Rooble oo magacaabay gudi qaban-qaabiya banaan-bax dowlada looga horjeedo

Posted on March 1, 2021March 1, 2021 by News Office

Guddiga kowaad oo Ra’iisul wasaare Rooble magacaabay islamarkaana ka shaqayn doona qaban-qaabada bannaanbax nabadeed oo looga horjeedo dowladda wuxu ka… Sii akhri

Weriye Jamaal Faarax Aaden oo lagu dilay Gaalkacyo

Posted on March 1, 2021March 1, 2021 by News Office

Weriye Jamaal Faarax Aaden oo ka tirsanaa Suxufiyiinta Puntland, ayaa Caawa lagu dilay waqooyiga magaalada Gaalkacyo. Dabley hubaysan ayaa marxuumka… Sii akhri

Puntland President Criticises Local Media, Ignores Repression by Government

Posted on March 1, 2021March 1, 2021 by cph

Garowe (PP News Desk) — Puntlnad local media was the target of a criticism by President Said Abdullahi Deni in a speech at… Sii akhri

TPEC oo la shiray Guddiga Wasiirada Puntland u qaabilsan Doorashooyinka

Posted on March 1, 2021March 1, 2021 by Desk

Guddiga ku-meelgaarka ah doorashooyinka Puntland (TPEC) ayaa xaruntiisa kula shiray wasiirada wasaaradaha Puntland ee ay wada shaqeynta leeyihiin, kulanka waxaa… Sii akhri

Guddiga doorashooyinka oo ka hadlay ismari-waaga doorashada

Posted on March 1, 2021March 1, 2021 by Desk

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada in ay deg deg isugu yimaaddaan, si… Sii akhri

Ciidamada Somaliland ee Tukaraq oo qarka u saaran in dagaal ka dhex qarxo

Posted on March 1, 2021March 1, 2021 by News Office

Wararka ka imaanaya degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, ayaa sheegaya in xiisad dagaal ka bilaabatay laba ciidan oo ka wada… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble maanta kulan gaar ah la yeelanaya Midowga Murashixiinta

Posted on March 1, 2021March 1, 2021 by News Office

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta oo Isniin ah mar kale kulan gaar ah la yeelan… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo si adag u cambaaraysay weeraro Xuutiyiinta Yemen ku qaadeen Sacuudiga

Posted on March 1, 2021March 1, 2021 by News Office

Wasaaradda Arrimaha dibadda iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay weerar gantaalo ah oo maleeshiyaadka Xuuthiyiinta… Sii akhri

Dowladda Iraan oo diiday in ay wada-hadal la gasho Maraykanka iyo Midowga Yurub

Posted on March 1, 2021March 1, 2021 by News Office

Iiraan ayaa meesha ka saartay in kulan aan rasmi ahayn ay la yeelato Mareykanka iyo quwadaha Yurub si dib boorka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close