Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Mudaharaadyo xoogan oo ka socda Lubnaan

Mudaaharaadyada Looga Soo Horjeedo Xaaladda Nolosha iyo Qiima Dhaca Lacagta ayaa Weli Ka Socda dalka Lubnaan. Xaaladda waddanka Labnaan ayaa… Sii akhri

Posted on March 7, 2021March 7, 2021 by News Office

Aqalka Senate oo ansixiyay 1.9 Tiriliyan oo loogu tala-galay la tacaalidda COVID-19

Posted on March 7, 2021March 7, 2021 by News Office

Aqalka Senate Mareykanka ayaa ansixiyay hindisaha dhaqaale ee lagu caawinayo dadka Amerikaanka ah oo dhaqaalahooda saameeyay safmarka coronavirus, kaas oo… Sii akhri

Baarlamanka Carabta oo si adag uga hadlay Qaraxii Muqdisho

Posted on March 7, 2021March 7, 2021 by News Office

Gudoomiyaha Baarlamaanka jaamacada carabta Adel bin Abdulrahman Al-Asoumi ayaa si kulul u canbaareeyay qaraxii habeen ka hor ka dhacay maqaayadda… Sii akhri

Xildhibaan Cali Dhahar oo u geeriyooday dhaawacii Shilka

Posted on March 6, 2021March 6, 2021 by News Office

Xildhibaan Cali Axmed Salaad (Cali Dhahar) oo ka tirsan Baarlamanka Puntland ayaa haatan u geeriyooday dhaawac culus ka soo gaaray… Sii akhri

Xildhibaan ka tirsan Puntland oo dhaawac culus ka soo gaaray shil gaari

Posted on March 6, 2021March 6, 2021 by News Office

Xildhibaan Cali Axmed Salaad (Cali Dhahar), oo ka tirsan Baarlamanka Puntland, ayaa maanta dhaawac culus ka soo gaaray shil gaari… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-shabaab

Posted on March 6, 2021March 6, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta warbaahinta kula hadlay Boosaaso, ayaa ku dhawaaqay hawlgal culus oo ka dhan… Sii akhri

Qaramada Midoobay oo war ka soo saartay Qaraxii xalay ka dhacay Muqdisho

Posted on March 6, 2021March 6, 2021 by News Office

Qaramada Midoobay ayaa si kulul u cambaaraysay weerarkii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, oo lagu beegsaday Maqaayadda Yemeni. Qoraal ka… Sii akhri

Dowladda Turkiga oo si adag u cambaaraysay Qaraxii Muqdisho

Posted on March 6, 2021March 6, 2021 by News Office

 War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Dowladda Turkiga ayaa lagu cambeereeyay weerarkii xalay ka dhacay maqaayad dad badan ay… Sii akhri

Muqdisho: In ka badan 10 qof oo ku dhintay qarax

Posted on March 5, 2021March 5, 2021 by Desk

Faahfaahin ayaa ka soo baxaysa qarax caawa ka dhacay degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir, gaar ahaan maqaaxi lagu magacaabo… Sii akhri

Ciidanka PSF oo warbixin ka soo saaray dagaal maanta ka dhacay Gobolka Bari

Posted on March 5, 2021March 5, 2021 by News Office

Ciidanka Amniga Puntland ee PSF oo haatan warbixin soo saaray, ayaa sheegay in 20 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close