Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Museveni oo waraaqaha aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub ee Soomaaliya

Madaxweynaha waddanka Uganda Yoweri Museveni ayaa waraaqaha safiirnimo maanta ka gudoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya fadhin doona dalka Uganda Cali… Sii akhri

Posted on March 10, 2021March 10, 2021 by News Office

Xildhibaan ka tirsan DFS oo geeriyooday

Posted on March 10, 2021March 10, 2021 by Desk

Xildhibaan Maxamed Maxamuud Boonow oo ka tirsanaa Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Baydhabo. Lama… Sii akhri

Puntland Health Ministry Urges Citizens to Heed Preventive Measures Against Covid-19

Posted on March 10, 2021March 10, 2021 by cph

Garowe (PP News Desk) — Puntland Minister for Health Dr Jama Farah Hassan urged citizens to follow social distancing rules,… Sii akhri

Puntland oo Gobolka Sanaag ka mamnuucday Hubka

Posted on March 10, 2021March 10, 2021 by News Office

Guddoomiyaha Gobolka Sanaag ee Puntland Siciid Axmed Jaamac ayaa Qoraal uu soo saaray Gobolkaas kaga mamnuucay Hubka aan ahayn kan… Sii akhri

Maxkamada ICJ oo soo saartay jadwalka rasmiga ah ee dhegaysiga dacwada badda Soomaaliya iyo Kenya

Posted on March 10, 2021March 10, 2021 by News Office

Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ, ayaa soo saartay jadwalka rasmiga ah dhegaysiga dacwadda ku saabsan kiiska badda Soomaaliya iyo kenya.… Sii akhri

Nin Soomaali ah oo ku dhaawacmay weerar ka dhacay Koonfurta Suudaan

Posted on March 10, 2021March 10, 2021 by News Office

Booliiska Koonfurta Suudaan ayaa laga soo xigtay in hal askari uu ku dhintay,  darewal Soomaali ahna ku dhaawacmay weerar jid-gal… Sii akhri

Qaxooti ka soo cararay dalka Yemen oo xalay soo gaaray Boosaaso

Posted on March 10, 2021March 10, 2021 by News Office

Wasaaradda Arrimaha gudaha Puntland, ayaa sheegtay in xalay dekedda Boosaaso ay soo gaartay doonni sidday Qaxooti Yemeniyiin iyo Soomaali ah… Sii akhri

Amnesty International: Puntland waa inay joojisaa xarigga sharci darrada ah iyo dhibaateynta suxufiyiinta

Posted on March 9, 2021March 10, 2021 by Desk

Hay’adda xuquuqda aadanaha u doodad ee Amnesty International ayaa sheegtay in mas’uuliyiinta Puntland ay kordhiyeen weerarada ay ku hayaan xorriyadda… Sii akhri

Duqii Boosaaso oo shaqada looga joojiyay tuhun musuqmaasuq

Posted on March 9, 2021March 9, 2021 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shaqo joojin ku sameeyay Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Degmada Boosaaso Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan. Wareegto uu… Sii akhri

Maritime Delimitation in the Indian Ocean (Somalia v. Kenya)

Posted on March 9, 2021March 9, 2021

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close