Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Murashax Geele: Farmaajo waxan ku aqaan Xabbad la rido xinjiro la qubo iyo xukun leysku dhajiyo

Murashax Daahir Maxamuud Geelle, oo kamid ah Midowga Murashixiinta Muqdisho, ayaa soo bandhigay saddex tilmaamood oo xun, kuwaas oo sheegay… Sii akhri

Posted on March 14, 2021March 14, 2021 by News Office

Garoowe oo noqotay magaalada ugu horraysa ee la keeni doono Tallaalka COVID-19

Posted on March 14, 2021March 14, 2021 by News Office

Tallaalka xanuunka COVID-19 ayaa lagu wadaa in todobaadka dambe soo gaaro magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland, taas oo noqon doonta… Sii akhri

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay Geerida wasiir hore Cabdiraxmaan Maxamuud Cali-Bayr

Posted on March 14, 2021March 14, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee… Sii akhri

Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Soomaaliya oo ku geeriyooday Nairobi

Posted on March 14, 2021March 14, 2021 by News Office

Ilaahay naxariista janno haka waraabiyo waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday Wasiirkii hore ee gaashaandigga Soomaaliya Jeneraal Cabdiraxmaan… Sii akhri

Qarax ka dhacay meel u dhow xerada Afisyooni

Posted on March 13, 2021March 13, 2021 by Desk

Qarax miino ayaa goordhaweyd ka dhacay meel u dhow albaabka xerada Afisyooni ee magaalada Muqdisho. Miinada ayaa lala eegtay gaari… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo gaaray Muqdisho

Posted on March 13, 2021March 13, 2021 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayao ayaa goordhaweyd gaaray magaalada Muqdisho. Madaxweyne Deni iyo wafdigiisa waxaa garoonka… Sii akhri

Murashax xildhibaan Eng Kayse oo si weyn loogu soo dhoweeyay Garoowe

Posted on March 13, 2021March 13, 2021 by News Office

Eng Maxamed Cabdullaahi Kayse, oo u taagan murashax xildhibaan ka tirsan Golaha Shacaka Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta oo Sabtiya… Sii akhri

Imaaraadka oo Wakiil u soo magacowday Somaliland

Posted on March 13, 2021March 13, 2021 by Desk

Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta ka guddoomay waraaqda aqoonsiga wakiil Imaaraadka u soo magacowday Somaliland. War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Somaliland… Sii akhri

Golaha Amniga Qaramada Midoobay oo muda kordhin u sameeyay AMISOM

Posted on March 13, 2021March 13, 2021 by News Office

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa mudda kordhin u sameeyay Ciidamada Nabad Ilaalinta AMISOM ee ku sugan Soomaaliya Kulan jimcihii… Sii akhri

Mareykanka oo sheegay in uusan fasaxi doonin dhaqaalihii uu siin jirey Itoobiya

Posted on March 13, 2021March 13, 2021 by News Office

Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa sheegtay in aysan dib u bilaabi doono kaalmada dhaqaale ee Itoobiya siin jireen taas oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close