Golaha Amniga oo ansixiyay xabbad joojin laga hirgeliyo Libya
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa ansixiyay in dalka Libya laga hirgeliyo xabbad joojin, isla markaana dalkaas loo direy 60 kormeere oo…
Open this website in Safari first.
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa ansixiyay in dalka Libya laga hirgeliyo xabbad joojin, isla markaana dalkaas loo direy 60 kormeere oo…
Ciidamada Booliiska Galmudug iyo Puntland ayaa xalay Gaalkacyo ka fuliyay Howlgalo Wadajir ah oo Amniga lagu xaqiijinayo. Howlgalkaan oo ay wadajir u…
Baarlamaanka Puntland ayaa sheegay in ay dood dheer ka dib qaadaceen muddo kordhinta golayaasha dowladda federaalka. Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil…
Boosaaso (Faallo) — Mid ka mid ah doodaha ay soo jeediyeen xildhibaannada u doodaya Saadaq John waa in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo…
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa isbadel ku sameeyay taliyeyaasha ciidamada Booliska iyo Nabadsugidda Jubaland. Wareegto ka soo baxday madaxweyne…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Baarlamaanka ayaa goordhaweyd u furmay kulan albaabadu u xiran yihiin. Guddoomiyaha Baarlmaanka Puntland ayaa saxaafadda iyo…
Weriye iyo labo qof oo qoyskiisa ah ayaa ku geeriyooday shil gaadiid oo ka dhacay inta uu dhaxaysa Garoowe iyo degmada Dangoroyo…
Wasiirka Amniga Soomaaliya Xasan Xundubay ayaa sheegay in dowladda aysan u qorsheysnayn weerar ay ku qaado Taliyihii hore ee Booliska gobolka Baandir…
Waxaa caawa magaalada Muqdisho lagu dilay guddoomiyihii degmadda Xamarjajab Maxamed Cabdi Axmed (Xayle). Guddoomiyaha ayaa lagu dilay weerar gaadmo ah, xilli uu…
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa magaalooyinka Garoowe iyo Kismaayo kulamo wadatashi ah kula qaatay…