Ciidamo weeraray saldhiga dhexe ee Garoowe
Ciidamo ka tirsan Booliska Puntland ayaa maanta weeraray saldhiga bartamaha magaalada Garoowe, waxaana weerarkaas ku dhaawacmay labo askari. Ciidamada weeraray saldhiga ayaa…
Open this website in Safari first.
Ciidamo ka tirsan Booliska Puntland ayaa maanta weeraray saldhiga bartamaha magaalada Garoowe, waxaana weerarkaas ku dhaawacmay labo askari. Ciidamada weeraray saldhiga ayaa…
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay madaxa hay’adda Caafimaadka adduunka ee WHO u qaabilsan Soomaaliya Dr…
Madaafiic hoobiyaal ah ayaa maanta lagu garaacay xaafado ka tirsan degmooyinka wardhiigley iyo Boondheere ee magaalada Muqdisho. Hoobiyaasha oo qaarkood ku dhaceen…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka ee Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku ridday 8 xubnood oo ka tirsan Al-shabaab. Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida…
Somalia is expected to go to the polls to elect its president through direct universal suffrage in early 2023, its first in…
Golaha Amniga Qaramada Midoobay, ayaa ku baaqay in dib loogu laabto wada-hadalladii u dhexeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada dalka ee…
Xilli gelinkii danbe ee shalay la soo gabagabeeyay wareegii labaad ee wadahadaladii ka socday Vienna, ee ku saabsanaa heshiiskii Nukliyeerka Iiraan, ayay…
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa xalay kulan afur ah la qaatay Madaxda Guddigii lagu muransanaa ee doorashooyinka…
Derek Chauvin oo ah askari horay uga tirsanaa booliska magaalada Minneapolis, kuna eedeeysnaa dilka Goerge Floyd oo ahaa nin madow ayaa lagu…
Madaxweynihii waddanka Chad, Idriss Deby Itno, ayaa maanta oo Talaado ah lagu dilay gudaha dalkaas, sida laga soo xigtay sarkaal ka tirsan…