Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

The Ideological Contest Over Somali State-building Efforts

There is a risk that the Somali federal system could be transformed into a springboard for prebendal politics in Somalia.… Sii akhri

Posted on April 6, 2021April 6, 2021

Sacuudiga oo go’aan ka soo saaray Cumrada Ramadaanka

Posted on April 6, 2021April 6, 2021 by News Office

Wasaaradda Xajka iyo Cumrada ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in Cumrada loo ogolaan doono dadka tallaalan oo keliya.… Sii akhri

Wadahadalo ku saabsan Nukliyeerka Iiraan oo maanta ka furmay Vienna

Posted on April 6, 2021April 6, 2021 by News Office

Dhinacyadii ka qeyb galay heshiiska Nukliyeerka ee sanadkii 2015 lagu gaaray caasimada Austria una dhaxeeyay Iiraan iyo kooxda (5 +… Sii akhri

Shirkii Muqdisho oo maanta baaqday

Posted on April 6, 2021April 6, 2021 by News Office

Shirkii madaxda dowladda Federaalka, dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir oo mar kale loo ballansanaa ayaa maanta baaqday, sida ay… Sii akhri

Shir ku saabsan Amniga Gobolka Bari oo Boosaaso lagu qabtay

Posted on April 6, 2021April 6, 2021 by News Office

Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Puntland, Maxamed Cabdullaahi Cusmaan  (Majiino) ayaa shir Gudoomiyay kulanka guud ee Amniga Gobalka Bari, oo… Sii akhri

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo xiray kiiskii Cabdirashiid Janan

Posted on April 6, 2021April 6, 2021 by News Office

Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Soomaaliya ayaa xiray kiiskii dacwadda ahaa ee loo heystay Wasiirkii hore ee Wasaaradda Amniga Jubbaland… Sii akhri

Shirkii Muqdisho oo maanta dib u bilaabanaya

Posted on April 6, 2021April 6, 2021 by News Office

Maanta oo Talaado ah, waxa lagu wadaa in uu dib u bilowdo shirkii u dhexeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya, dowlad goboleedyada… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo isbitaalka ku booqday askartii ku dhaawacmay Awdheegle

Posted on April 6, 2021April 6, 2021 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay isbitaalka ku booqday askartii ku dhaawacantay dagaalkii Bariire iyo Awdheegle.… Sii akhri

Seychelles oo ogolaatay dalab ay u dirtay Puntland

Posted on April 5, 2021April 5, 2021 by Desk

Puntland ayaa sheegtay in dowladda Seychelles ay ogolaatay in Xamar loo wareejiyo rag ku xukman burcad-badeednimo oo ku xiran xabsiga… Sii akhri

Faroole oo eedayn u jeediyay maamul goboleedyada taageersan Villa Somalia

Posted on April 5, 2021April 5, 2021 by News Office

Madaxweynihii hore ee Puntland, Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole, oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe, ayaa ku eedeeyay dowlad goboleedyada… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close