Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dagaal beeleed dib uga qarxay Gobolka Sool

Dagaal beeleed hubaysan, ayaa mar kale saaka dib uga qarxay ceelka Dhabar-dalool, oo koonfur kaga beegan degmada Duddun ee Gobolka… Sii akhri

Posted on April 16, 2021April 16, 2021 by News Office

Puntland oo baaq nabadeed ka soo saartay colaad beeleed ka aloosan Gobolka Sool

Posted on April 16, 2021April 16, 2021 by News Office

Xukuumadda Puntland ayaa xalay baaq nabadeed ka soo saartay, colaad beeleed ka taagan degaanka Dhabar-dalool oo ka tirsan Gobolka Sool.… Sii akhri

Madaxweynaha Jabuuti oo dhex-dhexaadinaya dalalka ku muransan webiga Niil

Posted on April 16, 2021April 16, 2021 by News Office

Madaxweynayaasha Masar iyo Jabuuti ayaa isku raacay muhiimadda ay leedahay, in la xalliyo muranka biya-xireenka Itoobiya ka dhisayso webiga Niilka,… Sii akhri

Soomaaliya iyo Ruushka oo ka wada-hadlay xiriirka labada dal

Posted on April 15, 2021April 15, 2021 by News Office

Wasiiru Dowlaha Arimaha Dibadda dowladda Federaalka Soomaaliya Belel Cusmaan, ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka waddanka Russia u fadhiya Soomaaliya… Sii akhri

Puntland President to Address Parliament on Saturday

Posted on April 15, 2021April 15, 2021 by cph

Garowe (PP News Desk) — Puntland State President Said Abdullahi Deni will address Puntland Parliament on Saturday. President Deni returned… Sii akhri

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Beesha Caalamku dhiirri-gelinayso Argagixisada gudaha Soomaaliya

Posted on April 15, 2021April 15, 2021 by News Office

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa markii u horraysay jawaab rasmiya ka bixisay walaaca Beesha Caalamku ka muujisay mudda kordhinta Aqalka hoose… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo Sabtida hortagaya Baarlamanka Puntland

Posted on April 15, 2021April 15, 2021 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa lagu wadaa in uu Sabtida soo socota hortago mudanayaasha Baarlamanka Puntland, si uu… Sii akhri

The International Community Urges Somali Stakeholders to Return to Electoral Talks

Posted on April 14, 2021April 14, 2021 by cph

Mogadishu (PP News Desk) — The International Community has issued a communique on the mandate extension of the federal instituons.… Sii akhri

Beesha Caalamka oo si wadajir ah uga hortimid mudda kordhinta dowladda Federaalka Soomaaliya

Posted on April 14, 2021April 14, 2021 by News Office

Wakiilada Beesha Caalamka oo war-saxaafeed wadajir ah soo saaray, ayaa ka horyimid mudda kordhinta loo sameeyay hay’adaha dowladda Federaalka Soomaaliya.… Sii akhri

Qarax khasaare xooggan gaystay oo ka dhacay nawaaxiga Balcad

Posted on April 14, 2021April 14, 2021 by News Office

Wararka laga helayo magaalada Balcad ee Gobolka Shabeellada dhexe ayaa sheegay in degaan ka tirsan degmadaas uu qarax kula kacay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close