Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Qaramada Midoobay oo ka digtay macluul ka dhacda Gobolka Tigray

Sarkaal muhiim ah oo ka tirsan Qaramada Midoobay, ayaa ku wargeliyay Golaha Amaanka ee Qarmada Midoobay, in haddii aan tallaabo… Sii akhri

Posted on May 26, 2021May 26, 2021 by News Office

James Swan oo ka hadlay xaaladda banii’aadanimo ee Soomaaliya

Posted on May 26, 2021May 26, 2021 by News Office

Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabisan Arrimaha Soomaaliya James Swan oo shalay ka qeyb galay shir ay yeesheen Golaha Ammaanka ayaa… Sii akhri

Goormuu soo gabagaboobayaa shirka Muqdisho?

Posted on May 25, 2021May 25, 2021 by Desk

Shirka wadatashiga arrimaha doorashooyinka Soomaaliya oo afar maalmood ka socday Muqdisho ayaa la filayaa in la soo xiro maalinta khamiista… Sii akhri

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo maanta shir ka yeelanaya arrimaha Soomaaliya

Posted on May 25, 2021May 25, 2021 by News Office

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay, ayaa maanta oo Talaado ah shir ka yeelan doona arrimaha Soomaaliya. War ka soo baxay Xafiiska… Sii akhri

Puntland oo war ka soo saartay Qabiilada Al-shabaab heshiisyada la gala

Posted on May 25, 2021May 25, 2021 by News Office

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland, Cabdiladiif Muuse Nuur, ayaa si adag uga digay Qabaa’ilka Gobolka Mudug, in ay wax xiriir… Sii akhri

Wararkii u dambeeyay ee Shirka Muqdisho

Posted on May 25, 2021May 25, 2021 by News Office

Shirka xallinta muranka arrimaha doorashooyinka, oo u dhexeeya dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada dalka, ayaa maalintii afraad ka socda… Sii akhri

Ciidamada Milatariga Mali oo xabsiga dhigay madaxweynihii dalkaas iyo mas’uuliyiin kale

Posted on May 25, 2021May 25, 2021 by News Office

Ciidamada Militariga waddanka Mali ayaa xabsiga dhigay madaxweynihii, Ra’isul Wasaarihii iyo Wasiirka Difaaca ee dowladda kumeel gaarka ah ee dalkaasi.… Sii akhri

Wiil Soomaaliyeed oo xalay lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Posted on May 25, 2021May 25, 2021 by News Office

Cabdixakiin Xigis oo ka mid ahaa dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika ayaa xalay lagu… Sii akhri

Al-shabaab oo hoobiyeyaal ku garaacay tuulada Galgala

Posted on May 24, 2021May 24, 2021 by Desk

Al-shabaab ayaa in ka badan 20 hoobiye ku garaacay tuulada Galgala oo ku taalla buuraleyda Calmadow ee gobolka Bari. Duqeynta… Sii akhri

Rooble iyo Cabdi Xaashi oo ka wadahadlay doorashada xildhibaannada Waqooyi

Posted on May 24, 2021May 24, 2021 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo guddoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa yeeshay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close