Baarlamanka Puntland oo la fasaxay mudda saddex maalmood ah
Xildhibaannada Baarlamanka dowladda Puntland ayaa galay fasax mudda saddex maalmood ah, si ay u soo akhriyaan hindise-sharciyeedka dhawrista goobaha taariikhiga ah ee…
Open this website in Safari first.
Xildhibaannada Baarlamanka dowladda Puntland ayaa galay fasax mudda saddex maalmood ah, si ay u soo akhriyaan hindise-sharciyeedka dhawrista goobaha taariikhiga ah ee…
Madaxda Koonfur Afrika ayaa sheegay inay ciidamo geeyeen laba gobol, oo ay ku jirto magaalada Johannesburg, si ay booliiska uga caawiyaan la…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta oo waxaa ay xukuno kala duwan ku riday Rag lagu helay inay si farsameeysan…
Xubnaha guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal oo uu hogaaminaayo guddoomiyaha guddigaas Maxamed Xasan Cirro ayaa kulan la qaatay Midowga Musharixiinta Muqdisho. War…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa waxaa uu kulan la qaatay Guddiga Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland. Madaxweynha Jubbaland…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ku dhawaad 50 gabdhood oo ka tirsan ciidanka Booliska gaarka ah ee Haramacad tababar ugu…
Jubaland ayaa digniin adag u dirtay odayaasha dhaqanka iyo cidwalba oo xiriir la yeelata ururka Al-shabaab, waxayna sheegtay in cidii jabisa go’aankan…
Muran siyaasadeed ayaa ka taagan Baarlamanka Puntland, kadib markii khilaaf ka dhashay wax ka beddelkii lagu sameeyay Xeer-hoosaadka Golaha Wakiilada. Wax-ka beddelka…
Booliska Heyti ayaa sheegay inay xireen dhaqtar ay rumeysan yihiin inuu yahay eedeysane muhiim ah oo la tilmaamay in uu ka dambeeyay…
Doorashada guddoomiyaha iyo guddoomiye ku-xigeenka guddiga maamulaya doorashada heer Dowlad goboleed ee maamulka Hirshabeelle ayaa maanta ka qabsoontay magaalada Muqdisho. Xilka guddoomiyaha…