Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xooggaga Tigray oo gacanta ku dhigay qayba kamid ah Waqooyiga Itoobiya

Xoogaga Fallaagada Tigray ee (TDF) ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen tiro magaalo ah halkaas oo dad sheegeen inay… Sii akhri

Posted on June 23, 2021June 23, 2021 by News Office

Madaxweynaha Filipino oo hanjabaad u diray dadka diidan talaalka COVID-19

Posted on June 23, 2021June 23, 2021 by News Office

Madaxweynaha Filipino Rodrigo Duterte, ayaa ku hanjabay inuu xiri doono dadka diidan inay qaataan talaalka ka hortaga Corona Virus. “Dadka… Sii akhri

WAR BAROORTU ORGIGA KA WEYN!!

Posted on June 22, 2021June 30, 2021

Maxaa muranka iyo khilaafka ka dhaliyay in gudniinka gabdhaha la joojiyo? Maxaase gudaha gabdhaha loogu mashquulsanyahay? Waxaa degaannada Puntland maalmahan… Sii akhri

Maxay yihiin shuruucda iyo dhismaha hay’adaha uu digniinta ka soo saaray Aqalka Sare?

Posted on June 22, 2021June 22, 2021 by Desk

Aqalk Sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saaray digniin ku saabsan ku dhaqanka shuruuc iyo dhismaha hay’addo aan… Sii akhri

Mucaaradka Somaliland oo heshiis ka gaaray musharaxiinta guddoonka Golaha Wakiillada

Posted on June 22, 2021June 22, 2021 by Desk

Xisbiyada isbahaysiga mucaaradka Somaliland ee Waddani iyo Ucid ayaa shaaciyay magacyada musharaxiinta ay u dhisayaan guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland. Labada… Sii akhri

Puntland oo jawaab adag ka bixisay muranka ka dhashay Xeerka gudniinka gabdhaha

Posted on June 22, 2021June 22, 2021 by News Office

Dowladda Puntland ayaa jawaab adag ka bixisay doodda ka taagan xeerka lagu mamnuucay gudniinka gabdhaha, kaas oo horyaalla Baarlamanka, kadib… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo amar dul-dhigay dhammaan hay’adaha dowladda Puntland

Posted on June 22, 2021June 22, 2021 by News Office

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ku amray dhammaan hay’adaha kala duwan ee dowladda, in si buuxda loo dhaqan-geliyo adeegsiga… Sii akhri

Shir ku saabsan Doorashooyinka oo Muqdisho uga furmaya Dowlada Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada

Posted on June 22, 2021June 22, 2021 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka, oo uu weheliyo Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa la filayaa in… Sii akhri

Dilal ka dhacay magaalooyinka Muqdisho iyo Beledweyne

Posted on June 22, 2021June 22, 2021 by News Office

Dabley hubaysan ayaa xalay Aargada Dayniile ku dilay Guddoomiyihii waaxda Kurdamac ee degmada Dayniile Cabdi Cabdulle Cismaan (Cabdi Juge). War… Sii akhri

Dowladda Libya oo siideysay muhaajiriin Masaari ah

Posted on June 22, 2021June 22, 2021 by News Office

90 qof oo Masaari ah oo ku xirnaa Xarunta lagu xiro Shisheeyaha Sharci-darada ku jooga dalka Libiya ayaa ugu dambeyn… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close