Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Puntland

Cabdiwali Gaas oo shir u iclaamiyay golaha iskaashiga dowlad goboleedyada

Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo ah Guddoomiyaha golaha iskaashiga dowlad goboleedyada Soomaaliya ayaa shaaciyay shir ay yeelan doonaan… Sii akhri

Posted on August 19, 2018August 19, 2018 by Liban Yusuf

Wasiir Timacade:- “Wallaahi, billaahi, tollaahi dagaal wuu dhacayaa”

Posted on August 19, 2018August 19, 2018 by Liban Yusuf

Guddiga difaaca ugu magacaaban Puntland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada  Garowe ayaa ka hadlay warar laga faafiyay iyo… Sii akhri

Baarlamaanka Puntland:- “Baroortu orgiga ka wayn”!

Posted on August 18, 2018August 18, 2018 by Liban Yusuf

Qaar kamid ah Xildhibaanada Puntland ayaa mooshin ka keenay shirkada DP World oo sanadkii hore lagu wareejiyay maamulka dekadda magaalada… Sii akhri

Xiisad ka taagan miyiga Nugaal

Posted on August 17, 2018August 17, 2018 by Liban Yusuf

Xiisad sababtay gacan ka hadal ayaa ka taagan miyiga gobolka Nugaal, taas oo u dhexaysa ganacsato iyo dadka miyiga. Xiisadan… Sii akhri

Musharaxiin iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo kulmay, maxay kawada hadleen?

Posted on August 8, 2018August 9, 2018 by Liban Yusuf

Musharaxiin u taagan xilka madaxtinimada Puntland ee sanadka 2019 ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi.… Sii akhri

Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo sheegtay in 11% uu is dhimay dakhliga Dowladda

Posted on August 7, 2018August 7, 2018 by jml

Wasiirka wasaarada Maaliyadda Puntland Cabdulaahi Siciid Carshe Dhaqaaje oo baarlamaanka Puntland ka hor akhriyey Xisaab xirka Miisaaniyadda Puntland ee 2017… Sii akhri

Issimada Nugaal oo marti-qaad u sameeyay Ra’iisul wasaare Khayre

Posted on July 30, 2018July 30, 2018 by Liban Yusuf

Issimada gobolka Nugaal ee Islaan Ciise Islaan Maxamed iyo Suldaan Siciid Maxamed Garaase ayaa maanta marti-qaad u sameeyay ra’iisul wasaaraha… Sii akhri

SHIRKII UGU HORREEYEY EE KORMEERKA IYO QIIMAYNTA AFRICA OO NAIROBI KU SOO XIRMAY.

Posted on July 27, 2018 by Jama Farah

Magaalada Nairobi ee xarunta waddanka Kenya ayaa waxaa kusoo gebogeboobey shirweyne caalami ah oo ku saabsanaa kormeerka iyo qiimaynta Afrika… Sii akhri

Garowe:- Gaas iyo Keating oo kawada hadlay xaalada Tukaraq

Posted on July 25, 2018July 25, 2018 by Liban Yusuf

Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan ariimaha Soomaaliya Michael Keating oo maanta soo gaaray magaalada caasimada ah ee Gaorwe ayaa kulan… Sii akhri

Puntland:- Taliye gaari iyo hub kala baxsaday Madaxtooyada Garowe

Posted on July 23, 2018July 25, 2018 by Liban Yusuf

Taliyihii ilaalada rugta laanta socotada ee Madaxtooyada Puntland ayaa la baxsaday gaarigii martida iyo hub fudud, sida ay ogaatay PUNTLAND… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.