Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Puntland

Madaxweyne Gaas oo xariga ka jaray xarun cusub oo dowladeed

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xariga ka jaray xarun cusub oo ay Garowe ku yeelatay Wasaaradda Kaluumaysiga… Sii akhri

Posted on September 13, 2018September 13, 2018 by Liban Yusuf

Faallo:- Doorashada Puntland 2019 waa daaha dabadiisa!

Posted on September 11, 2018September 12, 2018 by Liban Yusuf

Sida qorshuhu yahay Puntland 8-da Janaayo 2019 waxaa ka dhacaysa doorasho madaxtinimo oo Wakiilo ay soo xuleen odayaasha dhaqanku ku… Sii akhri

Wasaaradda Qorshaynta Puntland oo heshiis la gashay Hay’ado Caalami ah

Posted on September 10, 2018September 10, 2018 by Jama Farah

Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Puntland ayaa heshiis is faham ah magaalada Nairobi kula saxiixatay Xarunta  Caalamiga ah… Sii akhri

Keating iyo madaxda dowlad goboleedyada Soomaaliya oo kulmay

Posted on September 3, 2018September 3, 2018 by Liban Yusuf

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa maanta magaalada Kismaayo kulan kula qaatay madaxda… Sii akhri

Maxaa looga hadlay shirkii golaha Wasiiradda Puntland?

Posted on August 30, 2018 by Liban Yusuf

Shirkii khamiis laha golaha Wasiiradda Puntland oo uu shir guddoominayay Madaxweyne Gaas ayaa looga hadlay qodobo dhowr ah. War-murtiyeed ka… Sii akhri

Wasaaradda Qorshaynta Puntland kulamo muhim ah la qaadatay dhiggeeda Kenya

Posted on August 28, 2018 by Jama Farah

Shaqaalaha waaxda kormeerka iyo qiimaynta ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Puntland oo safar shaqo oo aqoon kororsi… Sii akhri

Kulan Aqoon Kororsi ah oo Wasaaradda Qorshaynta Puntland uga furmay Kenya

Posted on August 27, 2018 by Jama Farah

Kulamo socon doona muddo labo toddobaad ah oo looga golleeyahay aqoon kororsi la xiriira hannaanka  loo sameeyo kormeerka iyo qiimaynta… Sii akhri

DAAWO:Wax qabadka Waaxda Taya Dhowrka Badeecadaha & Raashinka soo gala Puntland

Posted on August 26, 2018August 26, 2018 by jml

Madaxda Hay’adda Faya-dhawrka ee Badeecadaha iyo raashinka ee dawladda Puntland ayaa ka hadlay waxyaabihii u qabsoomay mudadii ay xaafiiskan la… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo magacaabis iyo isku bedel masuuliyiin sameeyay

Posted on August 25, 2018August 25, 2018 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegtooyin uu maanta soo saaray ku sameeyay isku bedel iyo magacaabis masuuliyiin ka… Sii akhri

Xog:- Yaa loo magacaabay Agaasimaha hay’adda sirdoonka iyo nabad sugidda Puntland (PISA)?

Posted on August 22, 2018August 22, 2018 by Liban Yusuf

Madaxweynaha Puntland Cabdwali Maxamed Cali Gaas ayaa si qarsoodi ah u magacaabay Agaasimaha hay’adda sirdoonka iyo nabad sugidda Puntland (Puntland… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.