Video article Gabdhaha Gobalka Nugaal ee dalka iyo dibadda oo biyo dhaamin ka sameeyay tuulooyin Nugaal ka tirsan
Garowe(Puntland Post) Gabadhaha Puntland gaar ahaan Gobalka Nugaal ee jooga gudaha iyo dibadda ayaa bilaabay Olale xooggan oo lagu bad baadinayo qoysaska…