Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dhaqtar caan ah oo lagu dilay gudaha Kismaayo

Dabley hubaysan ayaa xalay gudaha magaalada Kismaayo ku dilay dhaqtar caan ka ahaa magaaladaas oo lagu magacaabi jiray Dr. Yuusuf… Sii akhri

Posted on December 1, 2020December 1, 2020 by News Office

Puntland: Dowladda oo joojisay qaadashada Shillinka Soomaaliga

Posted on November 30, 2020November 30, 2020 by Desk

Dowladda Puntland ayaa joonisay in ay canshuur ku qaado lacagta Shillinka Soomaaliga, iyadoo degaannada Puntland sicir barar ba’an ka jiro.… Sii akhri

FAAFIN: Deni oo amray in Lacagta DP World qaado lagu shubo Akoonada dowladda

Posted on November 30, 2020November 30, 2020 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo soo saaray wareegto Madaxweyne Lr. 06, 30 November 2020, ayaa ku wargeliyey… Sii akhri

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kulan gaar ah la yeeshay Danjire Tarsan

Posted on November 30, 2020November 30, 2020 by News Office

Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa maanta oo Isniin ah kula kulmay xafiiskiisa Safiirka Soomaaliya… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo kormeeray qaar kamid ah Xarumaha dowladda

Posted on November 30, 2020November 30, 2020 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid ayaa maanta kormeeray qaar ka mid ah xarumaha dowladda gaar ahaan Wasaaradaha Amniga, Shaqada Shaqaalaha, Qorsheynta… Sii akhri

Buuq ka dhashay fadhi ay la haayeen Baarlamaanka Puntland iyo xildhibaano ka hadlay

Posted on November 30, 2020November 30, 2020 by Desk

Fadhi ay maanta la haayeen Baarlaanka Puntland ayaa waxaa hareeyay buuq, iyadoo markii dambana la hakiyey fadhigaas. Guddoomiyaha Baarlanaaka Puntland… Sii akhri

Garowe Market Temporarily Closed Due to Exchange Rate Rise

Posted on November 30, 2020November 30, 2020 by cph

Garowe (PP News Desk) — Meat and vegetable sellers at a major Garowe market have temporarily stopped trading in protest… Sii akhri

Suuqa Garowe oo xiran

Posted on November 30, 2020November 30, 2020 by Desk

Garowe (Puntland Post) – Ganacsatada yar yar ee magaalada Garowe ayaa maanta albaabada u laabay ganacsigoodii kadib markii uu kor usii… Sii akhri

Al-shabaab oo sheegtay in ay qabsadeen Bacaadweyne

Posted on November 30, 2020November 30, 2020 by News Office

Ururka Al-shabaab ayaa shaaciyay, in ay saaka oo Axad ah si rasmiya ula wareegeen degaanka Bacaadweyne ee Koonfurta Gobolka Mudug.… Sii akhri

Kenya oo jawaab ka bixisay go’aankii safiirkeeda looga ceyriyay Soomaaliya

Posted on November 30, 2020November 30, 2020 by News Office

Dowladda Kenya ayaa si kooban uga jawaabtay go’aankii dowladda Soomaaliya ku ceyrisay Safiirka Kenya, uguna yeeratay Safiirkeeda Nairobi, si ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close