Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Deni oo Caawa la shiraya Madaxdii ka horraysay

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo ay weheliyaan Madaxweyne ku xigeenka, Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) iyo Guddoomiyaha Baarlamanka, Cabdirashiid… Sii akhri

Posted on January 14, 2022January 14, 2022 by News Office

Faroole iyo Gaas Way Ka Run-sheegeen Siyaasadda Puntland – Faallo

Posted on January 14, 2022January 14, 2022

Cabdiweli Gaas iyo Cabdiraxmaan Faroole, laba madaxweyne hore ee Puntland, waxay ka mid yihiin siyaasiyiinta ku howlan heshiisiinta Madaxweyne Siciid… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo la kulmay Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland

Posted on January 14, 2022January 14, 2022 by News Office

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Guddiga KMG ah ee Doorashooyinka Puntland (TPEC), Kulanka… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo guddoomiye cusub u magacaabay gobolka Bari

Posted on January 13, 2022January 13, 2022 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa guddoomiyaha gobolka Bari u magacaabay Cabdirisaaq Cali Siciid (Shaahdoon). Cabdirisaaq Shaahdoon waa siyaasi hore… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka hadlay doorashada, amniga, siyaasadda dibada iyo arrimo kale

Posted on January 13, 2022January 13, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo maanta guddoomiyay Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, ayaa uga warbixiyay… Sii akhri

Deni: Waxa naga go’an inaan dhammaan Puntland ka qabano doorasho qof iyo cod ah

Posted on January 13, 2022January 13, 2022 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada ee todobaadlaha ah. Kulanka oo uu ka qeybgalay Madaxweyne… Sii akhri

Jubaland oo heshiis la gashay shirkad gaar loo leeyahay

Posted on January 13, 2022January 13, 2022 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubaland oo maanta lagaga hadlay qodobo kale… Sii akhri

Dowladda Turkiga oo Cambaareeysay Qaraxii Muqdisho

Posted on January 13, 2022January 13, 2022 by News Office

Dowladda Turkiga ayaa si kulul u camabareysay qaraxii argagixisanimo ee shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho ka oo ay ku dhinteen… Sii akhri

Hay’adda WHO oo war ka soo saartay khatarta COVID-19

Posted on January 13, 2022January 13, 2022 by News Office

Hay’adda caafimaadka aduunka ee WHO ayaa  sheegay in in ka badan 15-Milyan bulshada caalamka ah oo laga qaaday baaritaa ku… Sii akhri

Guddiga Doorashada Heer Puntland oo beeniyay warar laga faafiyay

Posted on January 13, 2022January 13, 2022 by News Office

Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Puntland Cabdikariin Muuse Maxamed ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in ay saacadaha soo socda… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close