Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Ra’iisul wasaare Rooble oo shaqa joojin ku sameeyay wasiirka Arrimaha dibada Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta shaqo ka joojin ku sameeyey wasiirka arrimaha dibadda Cabdisaciid Muuse… Sii akhri

Posted on May 24, 2022May 24, 2022 by News Office

Taliye ka tirsan Puntland oo beeniyay warar laga faafiyay

Posted on May 24, 2022May 24, 2022 by News Office

Taliyaha Ururka Dayax ee Ciidanka Daraawiishta Puntland G/sare Mubaarak Maxamed Warsame (Jiqda) ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar ku… Sii akhri

Xildhibaan sheegay in uu socdo abaabul xilka looga qaadayo Madaxweyne Lafta Gareen

Posted on May 24, 2022May 24, 2022 by News Office

Xildhibaan Mahad Cabdiraxmaan Aaden oo ka tirsan Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in uu Muqdisho ka socdo abaabul xilka looga… Sii akhri

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xilal magacaabay

Posted on May 23, 2022May 23, 2022 by Desk

Madaxweynaha cusub ee dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay la-taliyaha amniga qaranka iyo agaasimeyaasha madaxtooyada. Madaxweyne Xasan Sheekh… Sii akhri

Maxaa ka run ah in xiisad ka jirto garoonka diyaaradaha Boosaaso?

Posted on May 23, 2022May 23, 2022 by News Office

Warar lagu kalsoonyahay ayaa xaqiijinaya in aysan jirin ciidan isku hor-fadhiya garoonka diyaaradaha Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Ciidanka ka… Sii akhri

Farmaajo oo xilka wareejiyay, kana hadlay ciidamada ku maqan Eritrea

Posted on May 23, 2022May 23, 2022 by Desk

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xilka kala wareegay madaxweynihii hore Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Madaxweynihii hore Maxamed… Sii akhri

Maxaa ka soo kordhay maxbuuskii lagu dilay xabsiga Qardho?

Posted on May 23, 2022May 23, 2022 by News Office

Baaritaan hordhac ah oo lagu sameeyay dilkii marxuum Sharma’arke Warsame Nuux ayaa muujinaya in dilkaas ay fuliyeen koox maxaabiis ah… Sii akhri

Somaliland oo saddex wariye xukun ku riday

Posted on May 23, 2022May 23, 2022 by Desk

Maxkamadaha Darajada Koowaad iyo Racfaanka gobolka Maroodi Jeex ee Somaliland ayaa maanta xukuno ku riday saddex wariye oo muddo ku… Sii akhri

Rooble oo amar dul-dhigay Wasiirka Arrimaha Dibadda

Posted on May 23, 2022May 23, 2022 by Desk

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku wargeliyay Wasiirka Arrimaha Dibadda in laga bilaabo 1 Janaayo 2022 shaqaalaha… Sii akhri

Maxbuus lagu jirdilay gudaha xabsiga degmada Qardho oo geeriyooday

Posted on May 23, 2022May 23, 2022 by News Office

Marxuum Sharma’arke Warsame Nuux oo kamid ahaa maxaabiista ku xiran xabsiga degmada Qardho ayaa sida la xaqiijiyay u geeriyooday jirdil… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close