Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Xasan Sheekh oo magacaabay la-taliyeyaal

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay saddex la-taliyeyaal Madaxweyne. Madaxweyne… Sii akhri

Posted on May 26, 2022May 26, 2022 by Desk

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmay Safiirka dowladda Imaaraadka Carabta

Posted on May 26, 2022May 26, 2022 by News Office

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada dalka kula kulmay Danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya Mudane… Sii akhri

Mahad Salaad oo loo magacaabay Taliyaha NISA

Posted on May 26, 2022May 26, 2022 by Desk

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa maanta loo magacaabay Taliyaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA). Golaha Wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya… Sii akhri

Abshir Bukhaari iyo Xildhibaan Odowaa oo isku haysta guusha Madaxweyne Xasan Sheekh

Posted on May 26, 2022May 26, 2022 by cph

Muqdisho (Wararka PP) — Dhowr iyo toban maalmood kaddib doorashadii uu ku soo baxay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, laba siyaasi… Sii akhri

Warar sheegaya in wasiir Xasan Abgaal uu is casilayo

Posted on May 26, 2022May 26, 2022 by News Office

Warar aan weli si rasmiya loo xaqiijin ayaa sheegaya in wasiirka Maaliyadda Xasan Abgaal uu doonayo in uu is casilo… Sii akhri

Madaxweyne Deni oo lagu wado in uu tallaabooyin deg deg ah qaado

Posted on May 26, 2022May 26, 2022 by News Office

Madaxweyne Siciid Deni oo ku sugan waddanka Kenya ayaa lagu wadaa in uu markii u horraysay dib ugu laabto Puntland… Sii akhri

Maraykanka oo ka warbixiyay wada-hadalkii Antony Blinken iyo Xasan Shiikh Maxamuud

Posted on May 26, 2022May 26, 2022 by News Office

Dowladda Maraykanka ayaa ka warbixisay wada-hadal khadka isgaarsiinta ku dhexmaray xoghayaha arrimaha dibedda Maraykanka, Antony Blinken iyo madaxweynaha Soomaaliya, Xasan… Sii akhri

Wararkii u danbeeyay hawlgal kumaandooska Gorgor ka fuliyeen Shabeellada hoose

Posted on May 26, 2022May 26, 2022 by News Office

Faahfaahin dheeriya ayaa ka soo baxaysa hawlgal qorshaysan oo Kumaandooska Gorgor ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ka fuliyeen Gobolka Shabeellada hoose.… Sii akhri

Xasan Sheekh oo la kulmay mas’uulkii ugu sarreeyey ee ka socda Midowga Yurub ee soo gaara Soomaaliya burburkii kaddib

Posted on May 25, 2022May 25, 2022 by Desk

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan la qaatay wafdi ay hoggaamineyso Ergeyga Gaarka ah ee Midowga… Sii akhri

Puntland oo sheegtay in ay dhistay in ka badan 200 oo buundo

Posted on May 25, 2022May 25, 2022 by News Office

Guddoomiyaha hay’adda waddooyinka Puntland, Cabdifitaax Maxamed Sugulle ayaa si kooban uga warbixiyay dayac-tirka lagu sameeyay laamiga xiriiriya magaalooyinka Puntland. Guddoomiyaha… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close