Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Deni oo kullan la qaatay guddiga doorashooyinka

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo isniina xarunta wasaaradda arrimaha gudaha Puntland wuxuu kullan kula qaatay guddiga KMG… Sii akhri

Posted on June 6, 2022June 6, 2022 by News Office

Madaxweyne Deni oo isugu yeeray wasaaradaha qaabilsan wax soo saarka dakhliga

Posted on June 6, 2022June 6, 2022 by Desk

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan isugu yeeray wasaaradaha qaabilsan wax soo saarka dakhliga dowladda. Kulanka ayaa ahaa… Sii akhri

Qoorqoor oo safar dhulka ah ku tagay Cadaado

Posted on June 6, 2022June 6, 2022 by Desk

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta safar dhulka ah ku gaaray degmada Cadaado ee… Sii akhri

Danjiraha Mareykanka iyo Wasiir Beyle oo ka wadahadlay dib-u-habaynta dhaqaalaha Soomaaliya

Posted on June 6, 2022June 6, 2022 by Desk

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda xil-gaarsiin ee Federaalka Soomaaliya Cabdiraxaan Ducaalle Beyle iyo Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Larry André ayaa ka wadahadlay… Sii akhri

Xildhibaan Gaarisa qarax lagula eegtay

Posted on June 6, 2022June 6, 2022 by News Office

Waxaa qarax lagu eegtay degmada Gaarisa gobolka Waqooyi Bari Kenya Xildhibaan lagu magacaabo Ibraahim Cabaas oo ka tirsan baarlamaanka Ijara,… Sii akhri

Wasiirka Maaliyadda iyo Safiirka Libya oo ka wadahadlay dayn cafinta

Posted on June 6, 2022June 6, 2022 by News Office

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta la kulmay safiirka wadanka Libya ee Somaaliya Yusuf Katim Al… Sii akhri

Ciidanka Danad oo la wareegay deegaano ka tirsan Sh/hoose

Posted on June 6, 2022June 6, 2022 by News Office

Ciidamada Dowladda ayaa sheegay inay la wareegeen deegeenada Tooratooroow, Caliyoow iyo Baaroow oo ka mid ahaa deegaanada ay sida weyn… Sii akhri

Golaha wasiiradda Galmudug oo ansixiyey labo hindise sharciyeed

Posted on June 6, 2022June 6, 2022 by News Office

Madaxweynaha Dowladd goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa shir gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Galmudug iyadoona Wasaaradda Arimaha Guduaha,… Sii akhri

3 ruux oo ku dhintay shil gaari oo ka dhacay Burco

Posted on June 6, 2022June 6, 2022 by News Office

3 ruux ayaa ku dhintay 7 qof oo kalena waa ku dhaawacmeen shil gaari oo ka dhacay xalay xilli dambe… Sii akhri

Dowladda iyo Ha’yadaha gar gaarka oo war-murtiyeed soo saaray

Posted on June 5, 2022June 5, 2022 by News Office

Ha’yadaha gar gaarka iyo Dowladda Soomaaliya ayaa si wadajir uga dayriyey xaalka abaareed ee dalka Soomaaliya, iyagoo sheegay in marba… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close