Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Dowladda Soomaaliya oo Maal-geshi ugu baaqday dalalka NORDIC

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa ka qeybgalay Shirka 18aad ee Wasiirada Arrimaha Dibadda… Sii akhri

Posted on November 8, 2019November 8, 2019 by News Office

Shirkadda Twitter oo xirtay akoonno ay leeyihiin koox mucaarad ku ah dowladda Iiraan

Posted on November 8, 2019November 8, 2019 by News Office

Shirkadda Twitter ayaa hawada ka saartay akoonno ay Twitter  ku leeyihii koox mucaarad ku ah dowladda Iiraan oo ku sugan… Sii akhri

Hay’adda Caafimaadka Adduunka oo war ka soo saartay Fatahaadaha Soomaaliya

Posted on November 8, 2019November 8, 2019 by News Office

Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO, ayaa qoraal ay soo saartay  ku sheegtay in fatahaadihii dhowaan ka dhacay gobolo kamid ah… Sii akhri

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kala saxiixday heshiis lagu fulinayo mashaariic kala duwan

Posted on November 8, 2019November 8, 2019 by News Office

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowladda ayaa magaalada Muqdisho ku kala saxiixday heshiis lagu  fulinayo mashaariic kala duwan oo uu ku… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo guddi u magacaabay doorashada guddoomiyaha golaha

Posted on November 7, 2019November 7, 2019 by News Office

Guddoomiye ku xigeenka ahna ku simaha guddoomiyaha Baarlamanka Puntland Cabdicasiis Cabdullaahi Cismaan ayaa magacaabay guddi ka kooban 7 xubnood oo… Sii akhri

Guddoomiyihii Baarlamanka Puntland oo xilka laga qaaday

Posted on November 7, 2019November 7, 2019 by News Office

Mudanayaasha Baarlamanka dowladda Puntland oo saaka kulan ku yeeshay xarunta golaha wakiilada ee caasimadda Garoowe ayaa xilka ka qaaday guddoomiyihii… Sii akhri

Yaa la saadaalinayaa in uu beddelo haddii uu xilka banneeyo guddoomiye Dhoobo?

Posted on November 7, 2019November 7, 2019 by News Office

Xildhibaan Cabdirashiid  Yuusuf Jibriil oo loo yaqaan (Abwaan Cabdirashiid) ayaa loo saadaalinayaa in uu beddelo guddoomiyaha Baarlamanka Puntland, haddii uu… Sii akhri

Guddoomiye Dhoobo oo la sheegay in uu is casilayo kadib markii mooshin laga gudbiyay

Posted on November 7, 2019November 7, 2019 by News Office

Ilo’ wareedyo kala duwan ayaa sheegaya in guddoomiyaha Baarlamanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed uu qorshaynayo in uu is casilo saacadaha… Sii akhri

In ka badan 40 mudane oo mooshin ka gudbiyay guddoomiyaha Baarlamanka Puntland

Posted on November 7, 2019November 7, 2019 by News Office

In ka badan 40 mudane oo ka tirsan xildhibaannada golaha Wakiilada Puntland, ayaa mooshin xilka qaadis ah ka gudbiyay guddoomiyaha… Sii akhri

Xildhibaannada golaha Wakiilada Puntland oo lagu wargeliyay in ay saaka soo xaadiraan xarunta Baarlamanka

Posted on November 7, 2019November 7, 2019 by News Office

Xog-hayaha guud ee golaha Wakiilada dowladda Puntland Cabdirisaaq Xiddig Warsame oo gelinkii dambe ee xalay farriimo u diray mudanayaasha Baarlamanka,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close