Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay guddiga Culimaa’idiinka ee Gurmadka Fatahaadaha

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xarunta Madaxtooyada kula kulmay xubno matalayey isxilqaameyaasha howlaha Gurmadka Fatahaadaha ee qaar… Sii akhri

Posted on November 17, 2019November 17, 2019 by News Office

Axmed Madoobe oo si adag uga digay agaasimayaasha wasaaradaha Jubaland in ay siyaasadda ku milmaan

Posted on November 17, 2019November 17, 2019 by News Office

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa caawa kulan la qaatey agaasimayaasha wasaaradaha iyo gudoonka gudiga shaqada iyo shaqaalaha… Sii akhri

Dowladda Kuwait oo ku baaqday in la ixtiraamo madaxbanaanida Soomaaliya

Posted on November 17, 2019November 17, 2019 by News Office

Dowladda aan walaalaha nahay ee Kuwait ayaa mar kale  ku baaqday in la ixtiraamo madaxbanaanida iyo xornimada siyaasadeed ee  Soomaaliya,… Sii akhri

Dowladda Puntland oo shaacisay in xal rasmiya laga gaaray ciidamo gadood ka sameeyay Boosaaso

Posted on November 16, 2019November 16, 2019 by News Office

Wasiirka Arrimaha gudaha dowladda Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo wareysi siiyay warbaahinta Puntland Post, ayaa faahfaahin ka bixiyay ciidamo ka… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya

Posted on November 16, 2019November 16, 2019 by News Office

Madaxweynaha Dowladda Puntland , Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska u qaabilsan… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo ansixiyay guddiga doorashooyinka Puntland

Posted on November 16, 2019November 16, 2019 by News Office

Mudanayaasha Baarlamanka dowladda Puntland, ayaa maanta oo Sabtiya cod aqlabiyad leh ku ansixiyay, guddiga doorashooyinka ku meel gaarka Puntland ee… Sii akhri

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Magaalada Dooxa Ee Dalka Qatar

Posted on November 16, 2019November 16, 2019 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre  iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dooxa ee xarunta dalka Qatar.… Sii akhri

Wasaaradda Qorshaynta Xukuumadda Soomaaliya oo warbixin ka soo saartay sicirka Suuqyada dalka

Posted on November 16, 2019November 16, 2019 by News Office

Wasaaradda Qorshaynta iyo maalgashiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay  warbixinta sicirka  suuqa ee October  iyo September 2019,taas oo qeyb… Sii akhri

Golaha Amniga Qaramada Midoobay oo kordhiyay cuna-qabateynta Hubka ee saaran Soomaaliya

Posted on November 16, 2019November 16, 2019 by News Office

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo kulan ku yeeshay magaalada New York ee xarunta Qaramada Midoobay, ayaa kordhiyay cuna-qabateynta  hubka ee… Sii akhri

Baarlamanka Puntland oo maanta ansixin doonoa guddiga doorashooyinka Puntland

Posted on November 16, 2019November 16, 2019 by News Office

Guddiga cusub ee doorashooyinka Puntland (TPEC), ayaa saaka oo Sabtiya hortegaya mudanayaasha Baarlamanka Puntland, si ay u siiyaan codka kalsoonida.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close