Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Category Warka

Qoor Qoor oo la kulmay musharrixiinta doorashada 2020/2021 ee ka soo jeeda Galmudug

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ‘Qoorqoor’ ayaa xalay Casho sharfeed u sameeyay qaar kamid ah musharrixiinta xilka madaxtinimada… Sii akhri

Posted on November 23, 2020November 23, 2020 by News Office

Roobab dabaylo wata oo khasaare kala duwan ka gaystay Puntland

Posted on November 23, 2020November 23, 2020 by News Office

Roobab xooggan oo dabaylo wata ayaa shalay iyo xalay ka da’ay degaanno kala duwan oo ka tirsan Gobolka Karkaar gaar… Sii akhri

Milateriga Ethiopia oo Taangiyo u adeegsanaya Qabsashada Mekelle

Posted on November 22, 2020November 22, 2020 by News Office

Wakaaladda wararka Reuters ayaa ku warrantay in Milatariga Ethiopia qorsheynayo in ay taangiyo u adeegsadaan in ay ku qabsadaan magaalada… Sii akhri

Ra’iisul wasaare Rooble oo gaaray Baydhabo

Posted on November 22, 2020November 22, 2020 by News Office

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa waxaa ay maanta gaaay  magaalada… Sii akhri

Shirka wadatashigu wuxuu wiiqayaa heshiiskii doorashada

Posted on November 22, 2020November 26, 2020 by cph

Muqdisho (Faallooyinka PP) — Dhibka laga soo maray in lagu heshiiyo habka doorashada waa mid tusaale u ah sida weli… Sii akhri

Gaadiid Xamuul ah oo xalay isku baaba’ay jidka u dhexeeya Garoowe iyo Qardho

Posted on November 22, 2020November 22, 2020 by News Office

Wararka ka imaanaya Tuulada lagu magacaabo Shire Dhogor-libaax, oo ku taalla xadka kala qeybiya Gobollada Nugaal iyo Karkaar, ayaa sheegaya… Sii akhri

Dowladda Norway oo wax aan la aqbali karin ku tilmaantay tallaabo ay qaadday Somaliland

Posted on November 22, 2020November 22, 2020 by News Office

Dowladda Norway ayaa war rasmiya ka soo saartay xukun dil ah, oo maxkamad ku taalla Somaliland ay ku ridday muwaaddin… Sii akhri

Abiy oo si cad u diiday Ergo Midowga Afrika u saartay dhex-dhexaadinta Ethiopia iyo TPLF

Posted on November 22, 2020November 22, 2020 by News Office

Ra’iisul wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed, ayaa si cad u diiday ergo dhex-dhexaadin ah oo Midowga Afrika u saaray xiisadda colaadeed… Sii akhri

Dowladda Ethiopia oo sheegtay in ay gacanta ku dhigtay magaalada labaad ee ugu weyn Gobolka Tigray

Posted on November 22, 2020November 22, 2020 by News Office

Dowladda Ethiopia ayaa Sabtidii shalay shaacisay, in ay gacanta ku dhigtay magaalada labaad ee ugu weyn Gobolka Tigrayga ee Adigrat,… Sii akhri

Laamaha Amniga Puntland oo hawlgal hub ka dhigis ah ka sameeyay Boosaaso

Posted on November 22, 2020November 22, 2020 by News Office

Laamaha kala duwan ee Amniga Puntland, ayaa xalay hawlgal wadajir ah ka fuliyay gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts





Op-Ed

  • Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Tahriibka – Saamaynta Baraha Bulshada iyo Xaqiiqada Reer Galbeedka

    Dhalinyarada Soomaaliyeed iyo Tahriibka – Saamaynta Baraha Bulshada iyo Xaqiiqada Reer Galbeedka

    June 12, 2025
  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close