PUNTLAND POSTPuntland Post

OGEYSIIS TARTAN QANDARAAS OO FURAN

Share

DOWLADDA HOOSE EE DEGMADA JARIIBAN

Casuumaad loo fidinayo shirkadaha danaynaya inay soo gudbiyaan dalabyo qandaraas

Tixraaca Degmada:  JLG/PROC/2026/015 Taariikhda:  19 Nofeembar 2026
Tixraaca PNTB:  PNTB/52/2026 Xilliga kama dambaysta ah:  03 Diseembar 2026, 4:00 galabnimo

UJEEDDO: Qandaraaska rakibidda, tijaabinta iyo hawlgelinta nidaamyada tamarta cadceedda ee afar ceel-biyood oo ku yaalla Degmada Jariiban.

Dowladda Hoose ee Degmada Jariiban waxay ku martiqaadaysaa shirkadaha qandaraaslayaasha ah ee leh aqoonta farsamo, khibradda iyo awoodda lagama maarmaanka ah inay ka soo qaybgalaan tartankan furan.

Qandaraasku wuxuu qayb ka yahay mashaariicda horumarineed ee lagu fulinayo kabka miisaaniyadeed ee Mashruuca LoCAL (Local Climate Adaptive Living Facility), kaas oo ay taageerto Sanduuqa Horumarinta Raasamaalka ee Qaramada Midoobay (UNCDF).

Click here to download full document

Jariiban Bidding Document

Jariiban Technical Drawings Unpriced BoQs

To apply for this job please visit gmail.com.