Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author sooyaal

Fear grips Lamu’s Pandaguo Village as man stumbles on armed Shabaab militants in Boni Forest

Lamu-Kenya-(PP)-Residents of Pandaguo Village in Lamu are living in fear after a 22-year-old man Monday reported to have come into… Sii akhri

Posted on December 22, 2015December 22, 2015 by sooyaal

Lamu Kenya oo looga qaxayo Al-shabaab

Posted on December 22, 2015December 22, 2015 by sooyaal

Lamu-Kenya-(PP)-Dadka ku dhaqan degaanka Lamu ee gobolka xeebta dalka Kenya, ayaa billaabay inay halkaasi isaga barakacaan,markii ay cabsi ka muujiyeen… Sii akhri

Sarkaal Al-shabaab ahaa oo duqeyn lagu dilay

Posted on December 22, 2015December 22, 2015 by sooyaal

Muqdisho-(PP)-Duqeymo ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee DRONE-ka loo yaqaan ka geysteen degaanka Shanta Ameerika oo hoostaga magaalada Kuntuwaarey ayaa la… Sii akhri

Odowaa oo codsaday in la fududeeyo maamul u samaynta Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe

Posted on December 22, 2015December 22, 2015 by sooyaal

Beled-weyne-(PP)-Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa shacabka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ugu baaqay inay… Sii akhri

Baarlamanka Soomaaliya oo ka shiraya wixii ka soo baxay kulamadii hiigsiga

Posted on December 22, 2015 by sooyaal

Muqdisho-(PP)-Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan aan caadi aheyn oo ay dibad joog ka yihiin Saxaafadda.   Kulankan ayaa la… Sii akhri

19 killed in Djibouti as security forces raid religious gathering

Posted on December 22, 2015December 22, 2015 by sooyaal

DJIBOUTI -(PP) – Security forces in Djibouti have shot dead 19 people at a religious gathering in the capital, witnesses… Sii akhri

Wararkii ugu dambeeyay ee rabshadihii ka dhacay Jabuuti

Posted on December 22, 2015December 22, 2015 by sooyaal

Jabuuti-(PP)-Ku dhowaad Labaatameeyo qof ayaa ku naf weyday Afartan kalena dhaawacyo kala duwan ayaa ka soo gaadhay rabshado shalay illaa… Sii akhri

Faah-faahin ka soo baxaysa nin galabta lagu dilay degmada Hodan ee gobolka Banaadir

Posted on December 21, 2015 by sooyaal

Muqdisho-(PP)-Nin magaciisha lagu sheegay C/risaaq Xaaji Maxamed Xersi Masalle,ayaa galabta lagu dilaya afaafka hore Ex-cawadii caalamiga degmada Hodan ee gobolka… Sii akhri

Dableey toogatay nin u shaqaynayay dowladda

Posted on December 21, 2015December 21, 2015 by sooyaal

Muqdisho-(PP)-Koox k hubeysneyd Bistoolado ayaa xaafaadda Nasteexo degmada Wada-jir ee gobolka Banaadir waxay ku toogteen Allaha u naxariistee C/laahi Muumin… Sii akhri

Ururka Al-shabaab oo dad ku laayay nawaaxiga Mandheera Kenya

Posted on December 21, 2015December 21, 2015 by sooyaal

Mandheera-Kenya-(PP)-Laba qof ayaa ku geeriyootay saddex kalena wey ku dhaawacmeen ,markii kooxo hubeysan oo loo malaynayo inay ka tirsan yihiin… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close