Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Howl-galka ka socda Caasimada Puntland oo laga hadlay

Garowe (Puntland Post):- Taliyaha ciidanka DANAB ee kumaandoosta Puntland Korneyl Jimcaale Jaamac Takar, Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Korneyl Cumar Faraweyne iyo… Sii akhri

Posted on August 18, 2016August 18, 2016 by Dhiirane

Shir lagu ansixinayo xeerka dhaqmeedka deegaanka oo lagu qabtay Garowe

Posted on August 18, 2016 by Dhiirane

Wasaaradda deegaanka dowladda Puntland ayaa maanta ku qabatay magaalada Garoowe shirweyne looga arrinsanayo meelmarinta xeerka deegaanka Puntland, waxaana kasoo qeyb… Sii akhri

Alshabab iyo Shacab ku dagaalamay Gobolka Jubbada hoose

Posted on August 17, 2016 by Dhiirane

Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in maanta iska hor imaad dhexmaray mallayshiyaad katirsan Al Shabaab iyo dadka… Sii akhri

Wasiirka Haweenka Puntland oo deeq gaysay xabsiga Garowe

Posted on August 17, 2016August 17, 2016 by Dhiirane

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Puntland Drs Aniso Cabdulqaadir Muumin ayaa maanta ku wareejisay Taliyaha Asluubta General Cali Nuur … Sii akhri

Kormeer deegaanka loogu kuur-galayo oo ka bilowday Puntland

Posted on August 17, 2016August 17, 2016 by Dhiirane

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda deegaanka, ilaalinta duurjoogta iyo dalxiiska Puntland Faarax  Cali Cabdi iyo Agaasimaha Waaxda qorsheynta iyo horumarinta siyaasadaha wasaarada… Sii akhri

Wasaarada Haweenka Puntland oo dardar-galinaysa doorka haweenka doorashada 2016

Posted on August 17, 2016 by Dhiirane

Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Puntland ayaa maanta kulan magaalada Garowe isugu yeertay hay,addaha ka shaqeeya horumarinta jinsiga gaar ahaan… Sii akhri

Howl-gal lagu xaqiijinayo Amniga oo ka bilowday Puntland

Posted on August 17, 2016August 17, 2016 by Dhiirane

Howl-galo lagu xaqiijinayo amaanka ayaa guud ahaan si isku mid ah saaka uga bilowday magaalooyinka Garowe, Qardho iyo Bosaso ,… Sii akhri

Puntland oo shuruuc u samaysay maareynta khilaafka dhulka iyo qorshaha magaalaynta

Posted on August 16, 2016August 16, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Wasaaradda howlaha guud iyo gaadiidka dowladda Puntland ayaa maanta soo gabagabaysay tababar 4 cisho u socday Agaasimayaasha… Sii akhri

Dr Yuusuf Xaaji Nuur oo loo magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Puntland

Posted on August 16, 2016August 16, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland post):- Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Cali Gaas ayaa u magacaabey Dr. Yusuf Xaaji Nuur in uu noqdo Guddoomiyaha… Sii akhri

Ilaalo deegaanka oo lagu dhaawacay Tuulada Reemanti Ee Gobolka Nugaal

Posted on August 16, 2016August 16, 2016 by Dhiirane

Inta la ogyahay afar ka mid ah ilaalada deegaanka iyo ka hortaga xaalufka dhirta tuulada Reemanti  ee Gobolka Nugaal ayaa… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close