Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Jaamac Dhahar oo ku geeriyooday magaalada Garoowe

Garowe (Puntland Post):-Waxaa magalada garoowe ku geeriyooday habeenimo isniin ah taariikhduna ahayd 22/08/2016 Marxuun Jaamac Xaaji Nuux Cali “Jaamac dhahar”… Sii akhri

Posted on August 23, 2016August 23, 2016 by Dhiirane

Eng Camay oo gaalkacyo ku booqanaya dadka ku dhaawacmay weerarkii shalay

Posted on August 22, 2016August 22, 2016 by Dhiirane

Madaxweyne ku xigeenka Puntland, C/xakiim C/llaahi Xaaji Cumar Camay, oo saaka tagay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug, ayaa booqday… Sii akhri

Masuul Puntland oo ka hadlay shir natiijo la,aan lagu soo xiray Nayroobi

Posted on August 21, 2016 by Dhiirane

Agaasimaha guud ee la dagaallanka Burcad-badeedda Puntland Cabdirasaaq Maxamed Dirir (Ducaysane) ayaa sheegey inuu fashil kusoo dhamaaday shir uu uga… Sii akhri

Alshabab oo sheegatay Masuuliyadda Qaraxyadii Gaalkacyo

Posted on August 21, 2016 by Dhiirane

Ururka al-Shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda weeraro Ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo gaar ahaan halka ay ku taalo… Sii akhri

Garowe tababar u furmay dhamaan shaqaalaha wasaaradda deegaanka Puntland

Posted on August 21, 2016August 21, 2016 by Dhiirane

Wasaaradda Deegaanka, Duurjoogta iyo Dalxiiska ayaa maanta Garowe uga furtay tababar shan cisho u socon doono shaqaalaha Wasaaradda ee degmooyinka… Sii akhri

Bosaso oo lagu soo bandhigay rag ka tirsan Alshabab iyo Daacish

Posted on August 20, 2016 by Dhiirane

Laamaha amniga Gobolka Bari ayaa maanta kusoo bandhigay magaalada Bosaso saddex nin oo saxaafadda ka hor qirtay inay ka mid… Sii akhri

Wafti ka socda Puntland oo shir uga qeyb galay dalka Rwanda

Posted on August 20, 2016 by Dhiirane

Wafdi kasocda Wasaarada Qorshaynta Puntland ayaa u tagay dalka Rwanda aqoon kororsi ku saabsan arrimaha qorshaynta iyo tiro koobka, Waxaana… Sii akhri

Garowe dhismayaal sharci darro ah oo maanta la dumiyey

Posted on August 20, 2016August 20, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland post):- Howl-galka ka socda caasimada Puntland ee Garowe ayaa maanta lagu burburiyey dhulal iyo guryo si sharci daro… Sii akhri

Xoghayaha arrimaga dibada Maraykanka oo ku wajahan Kenya

Posted on August 19, 2016 by Dhiirane

Xoghayaha arrimaha dibada ee  Maraykanka John Kerry ayaa la filayaa Isniinta soo socota inuu gaaro magaalada Nairobi ee caasimada Kenya,… Sii akhri

Wasaarada Qorsheynta Puntland oo dib u eegaysa guud-ahaan mashaariicda

Posted on August 18, 2016August 18, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga Dowlada Puntland Shire Xaaji Faarax ayaa maanta Garowe ka furay shir… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close