Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Wiil-yar oo ku xanuunsan Garowe oo u baahan gurmad dag-daga

Garowe (Puntland Post):- Ayuub Maxamed Cabdi waa saddex sano Jir ku xanuunsan Magaalada Garoowe,wuxuuna qabaa xanuun uu ku dhashay oo… Sii akhri

Posted on August 27, 2016August 27, 2016 by Dhiirane

7 qof oo ku dhimatay Dagaal ka dhacay Gedo

Posted on August 27, 2016August 27, 2016 by Dhiirane

Dagaal u dhaxeeya Alshabab iyo Ciidamada Dowlada Federalka Somalia oo kaashanaya kuwa AMISOM ayaa maanta ka dhacay  tuulo u dhow… Sii akhri

Gaalkacyo xiisad ka dhalatay Saldhig laga burburshay Galmudug

Posted on August 27, 2016August 27, 2016 by Dhiirane

Rasaas goos goos ah ayaa maanta laga maqlayay galbeedka xaafadda Garsoor magaalada Gaalkacyo,ka dib  markii sida la sheegey uu maamulka… Sii akhri

Wasiirka Caafimaadka Puntland oo shir jaraa,iid ku qabtay isbitaalka Garowe

Posted on August 27, 2016August 27, 2016 by Dhiirane

Wasiirka Caafimaadka Puntland Dr Cabdinaasir Cismaan Ciise ayaa uga hadlay  shir jaraa,iid oo uu maanta ku qabtay Isbitaalka guud ee… Sii akhri

Ururka SAMAFAL oo maanta deeq gaarsiiyay Isbitaalka Garowe

Posted on August 27, 2016 by Dhiirane

Ururka SAMAFAL oo ah  urur ka shaqeeya horumarinta arrimaha bulshada ayaa maanta gaarsiiyay Isbitaalka guud ee magaalada Garowe deeq loogu… Sii akhri

C/kariim Warsame oo Garowe kaga dhawaaqay Musharax Xildhibaan Soomaaliya

Posted on August 26, 2016 by Dhiirane

Musharax C/kariim Warsame Cali oo Maanta Shir jaraa’id ku qabtay aqalkiisa Garoowe waxa uuu ku shaaciyay in uu u taagan… Sii akhri

Xildhibaan Puntland oo ka hadlay doorashada 2016 ee Soomaaliya

Posted on August 26, 2016August 26, 2016 by Dhiirane

Mudane ka tirsan baarlamanka Dowlada Puntland ayaa ka hadlay xilliga kala guurka ee doorashada dalka Somalia, wuxuuna ugu baaqay shacabka… Sii akhri

Shacabka Garowe oo talo u diray gabdho Isbitaal dhisaya

Posted on August 26, 2016 by Dhiirane

Shacabka ku nool magaalo madaxda Puntland ee Garowe ayaa aragtidooda uga dhiibtay barnaamij Idaacada Garowe diirada ku saarayso qorshaha Isbitaal… Sii akhri

11 qof oo ku dhintay Qarax ka dhacay Baardheere Gobolka Gedo

Posted on August 26, 2016 by Dhiirane

11 ruux ayaa ku geeriyooday weerar ka dhacay degmada Baardheere ee ka tirsan gobolka Gedo,sida laga soo xigtay mas’uuliyiinta deegaanka.… Sii akhri

Mashruuc muhiim ah oo ka socda wadada 30-ka Garowe

Posted on August 25, 2016 by Dhiirane

Wadada Sodonka oo ka mid ah kuwa ugu caansan magaalada Garowe , Kana mid ah dhabooyinka ugu isticmaalka badan ayay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close