Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

CIID MUBAARAK “Kulu-Caam Wa Antum Bi Kheyr”

PUNTLAND POST waxay ugu hambalyaynaysaa ummadaha muslimka gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan munaasabada Ciidul ADXA oo… Sii akhri

Posted on September 11, 2016 by Dhiirane

Xal laga gaaray khilaafkii gollaha deegaanka Godob-jiraan ee Gobolka Nugaal

Posted on September 11, 2016September 11, 2016 by Dhiirane

Godobjiraan (Puntland Post):- Wafdi uu hogaaminayo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arimaha Gudaha, Dowladaha hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga Cabdulaahi Xaashi Qoobdeero… Sii akhri

DAAWO Faroole oo caawa shir jaraa,iid oo xasaasi ah ku qabtay Garowe

Posted on September 10, 2016September 11, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Madaxweynihii hore ee Dowladda Puntland Ahna musharax u taagan xilka Madaxweynaha Dowlada Federalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Sheikh… Sii akhri

Puntland iyo Somaliland oo la kala wareegay Baabuur iyo Maxaabiis

Posted on September 10, 2016September 11, 2016 by Dhiirane

Puntland iyo Soomaaliland ayaa maanta la kala wareegay 8 Qof Maxaabiis ah yo Labo -gaari oo ah nooca Looyaqan Noohadda… Sii akhri

Beesha Abokor Ciise oo taageertay in Xildhibaankooda loo wareejiyo Kismaayo

Posted on September 10, 2016 by Dhiirane

Nabadoonada,Waxgaradka,Ganacsatada iyo Haweenka Beesha Bokor Ciise ee Ciise Maxamuud ayaa kulan ku yeesheen Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowladda Puntland ayaa… Sii akhri

Jubbaland oo Alshabab kala wareegtay deegaanka Cabdalla Biroole

Posted on September 9, 2016September 9, 2016 by Dhiirane

Ciidamada Daraawiishta Maamulka Jubbaland ayaa maanta  la wareegey deegaanka Cabdalla Biroole oo dhanka Koonfurta kaga beegan qiyaastii 60KM magaalada Kismaayo… Sii akhri

Puntland oo ka jawaabtay hadal kasoo yeeray Caabud-waaq

Posted on September 8, 2016 by Dhiirane

Ka dib dhacdo shalay ay ku dhinteen dad rayid ah oo dabley hubaysan rasaas ku furtay gudaha degmada Caabud-waaq ee… Sii akhri

Gudoomiyaha gobolka qaadka lagu beero oo sheegay in naftiisu halis ku jirto

Posted on September 8, 2016September 8, 2016 by Dhiirane

Guddoomiyaha Gobolka Meru,Peter Munya ayaa sheegay inuu qarka u saaran-yahay dil,ka dib markii lagu eedeyay sabab inuu u ahaa joojinta… Sii akhri

Puntland oo amartay in la baaro gaadiidka rakaabka wada

Posted on September 8, 2016 by Dhiirane

Dikreeto kasoo baxday Madaxweyne ku xigeenka Puntland, C/xakiim C/llaahi Xaaji Cumar (Camay) ayaa lagu amray in la baaritaan dheer lagu… Sii akhri

Shirkadda daaba-caada SCANSOM oo maktabad cusub ka furatay Garowe

Posted on September 7, 2016September 8, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland post):- Shirkada SCANSOM ayaa ka furtay magaalada Garowe maktabadii ugu horeysay oo laga Puntland iyo guud ahaan dalka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close