Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Cabsi laga qabo inuu meesha ka baxo wada-hadalka Gaalkacyo

Gaalkacyo (Puntland Post):- Waxaa meesha kasii baxaya wada hadalo Gaalkacyo uga socday muddo ka badan bil Guddiyo ka kala tirsan… Sii akhri

Posted on December 19, 2016 by Dhiirane

Baarlamanka Puntland oo maanta laalay jiritaanka Hay,adda Qurbo joogta.

Posted on December 18, 2016December 18, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Baarlamanka Dowlada Puntland ayaa maanta kalfadhi ay ku yeesheen magaalada Garowe uga saaray Miisaaniyadda Dowlada 2017 qoondadii… Sii akhri

Hay,adda Astaynta Puntland oo tacsi u dirtay Dr Cabdiraxmaan Axmed “Sulub”

Posted on December 18, 2016 by Dhiirane

Agaasimaha hay’adda astaynta maamul wanagga iyo la dagaalnka musuq maasuqa Dowladda Puntland  Cabdiraxmaan Cali Guureeye iyo dhammaan shaqaalaha Hay’adda  ayaa… Sii akhri

Cabdifataax Salaad oo kulan casho sharaf ah ku qabtay Garowe

Posted on December 18, 2016December 18, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Cabdifataax Salaad Adaan oo ka mid ahaa Musharaxiinta isu soo taagay inay u tartamaan kuraasta Gobolka Nugaal… Sii akhri

DAAWO:- Musuq maasuqii hareeyay doorashada 2016

Posted on December 17, 2016December 17, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Dhawaan waxaa lasoo gabagabeeyay Doorashada Aqalka hoose ee Baarlamanka Soomaaliya oo ka socotay magaalooyinka Garowe, Kismaayo, Baydhabo,… Sii akhri

Kulamo ka dhan ah Ra,isulwasaare CC Sharmaake oo ka bilowday Muqdisho

Posted on December 17, 2016December 17, 2016 by Dhiirane

Wararka ka imaanaya Muqdisho ayaa sheegaya in durbo laga dareemayo hotelada ku yaala magaalada olole iyo dhaq dhaqaaq siyaasadeed oo… Sii akhri

Hawlgalka Ciidamada NATO biyaha Soomaaliya oo istaagay

Posted on December 17, 2016December 17, 2016 by Dhiirane

Garowe (Puntland Post):- Ciidamada la-dagaalanka burcad badeeda ee ku sugan biyaha Dalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inay joojiyeen howlgalada,sida uu… Sii akhri

Culimadda oo taageeray go,aankii Puntland ku difaacday Diinta Islaamka

Posted on December 16, 2016December 16, 2016 by Dhiirane

Shiikh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo ka mid ah Culimada waawayn ee Somalida ayaa ku amaanay Wasiirka Wasaaradda haweenka Puntland iyo… Sii akhri

Keating iyo Guddiga Doorashada oo ka arrinsanaya kuraastii la laalay

Posted on December 16, 2016 by Dhiirane

Ergayga gaarka ee Qaramada midoobey u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating oo Kulan la qaatay Guddiga xalinta khilaafaadka ayaa ka dalbay… Sii akhri

Khudbadii Jimcaha Maanta oo lagu amaanay Wasaarada Haweenka Puntland

Posted on December 16, 2016December 16, 2016 by Dhiirane

Khudbadihii Jimcaha maanta ee masaajida magaalooyinka waaweyn ee Puntland ayaa diirada lagu saaray Qadiyad ku aadan buug muran dhaliyay oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close