Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Daawo muuqaalka markabkii ay soo furteen ciidanka badda Puntland

PUNTLAND POST ayaa soo bandhigaysa markii ugu horeysay muuqaalka markabkii lagu haystay caluula oo ay ku guulaysteen ciidamada badda Puntland… Sii akhri

Posted on March 18, 2017March 18, 2017 by Dhiirane

Sidee PUNTLAND ugu guulaysatay furashada MARKABKII la afduubay? Wareysi

Posted on March 17, 2017March 17, 2017 by Dhiirane

Agaasimaha guud ee ciidanka badda Dowlada Puntland Cabdiraxmaan Maxamuud Xaaji Xasan oo wareysi kula hadlay warbaahinta PUNTLAND POST ayaa faahfaahin… Sii akhri

Reer Puntland oo fagaare balaaran isku cafiyay

Posted on March 17, 2017March 17, 2017 by Dhiirane

Waxaa shalay fagaare balaaran oo ummadda horteeda isku cafiyay dariiqooyin kala duwan oo ka tirsan Culimo udiinka, Ganacsatada,Odoyaasha, iyo Maamulka… Sii akhri

Puntland oo soo furtay markabkii lagu haystay xeebta Xaabo ee Gobolka Bari

Posted on March 16, 2017March 17, 2017 by Dhiirane

Sida ay u xaqiijiyeen warbaahinta Puntland Post qaar ka mid ah saraakiisha ciidanka PMPF waxay kasoo furteen kooxihii afduubka maalmo… Sii akhri

Puntland oo maalinta beri ah iclaamisay isu soo bax roobdoon.

Posted on March 15, 2017March 15, 2017 by Dhiirane

Waxaa ka socda magaaalada Garowe abaabulka isu soo bax balaaran oo lagu iclaamiyay maalinta beri ah in lagu alle baryo… Sii akhri

Kumanaan qoys oo ku barakacay gudaha Puntland iyo Xaalada Abaarta oo cuslaatay

Posted on March 14, 2017 by Dhiirane

Xaalada abaarta ee ka jirta Deegaanada Puntland ayaa mareysa heerkii ugu sareeyay, waxaana kusoo xerooday magaalooyinka waaweyn iyo tuulooyin kumanaan… Sii akhri

Faahfaahin markabka lagu haysto biyaha Puntland

Posted on March 14, 2017March 14, 2017 by Dhiirane

Agaasimaha la dagaalanka burcad badeeda Puntland Cabdirasaaq Maxamed Dirir (Ducaysane) oo PUNTLAND POST wareysi kula hadlay ayaa faahfaahin ka baxshay… Sii akhri

Dacwad u dhaxaysa Universal TV iyo Puntland oo ka furmatay Garowe

Posted on March 13, 2017March 13, 2017 by Dhiirane

Maxkamada darajada 1aad ee Gobolka Nugaal ayaa maanta dhagaysatay dacwad loo haysto Telefishinka Universal , waxaana goobjoog u ahaa Wasiir… Sii akhri

Taliyaha ciidanka DANAB oo raali galiyay shacabka Puntland

Posted on March 13, 2017 by Dhiirane

Taliyaha Ciidanka Kumaandoosta Puntland Col Jimcaale Jaamac Takar oo markii ugu horeysay la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay gaar u… Sii akhri

DAAWO xal rasmiya oo laga gaarey gadoodkii ciidanka Puntland

Posted on March 12, 2017March 13, 2017 by Dhiirane

Waxaa maanta xal rasmiya laga gaarey gadoodka ciidamo ka tirsan Dowlada Puntland oo maalmo ka hor qabsaday bar kastam oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close