Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Puntland:-Deegaano laga bilaabay gubbida bakhtiga xoolaha.

Dhalinyaro ku nool Gobolka Nugaal iyo Mudug ayaa bilaabay gubista bakhtiga xoolihii ku le,day abaartii ku dhufatay dalka, waxayna sheegeen… Sii akhri

Posted on May 9, 2017May 9, 2017 by Dhiirane

Wasiirka Haweenka Puntland oo Buurtinle u tagtey 13 sano jir la kufsaday

Posted on May 6, 2017May 6, 2017 by Dhiirane

Wasiirka Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Puntland Aniso Cabdulqaadir Xaaji Muumin ayaa ka warbixisay socdaal ay maanta ku tagtey Degmada… Sii akhri

Jaamacadda Bosaso University oo tartan koob u furtay 6 kulliyadood

Posted on May 6, 2017 by Dhiirane

Waxaa xalay ka furmay Garoonka Classic Stadium  Garowe koobka  kubadda cagta Jaamacadda Bosaso faraceeda Garoowe oo ay ka qeyb galayaan… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Agaasime cusub

Posted on May 6, 2017May 6, 2017 by Dhiirane

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo maanta ka dhoofay magaalada Gaalkacyo ayaa  u magacaabay Agaasimaha guud ee wakaalada Wararka… Sii akhri

Akhriso:- dhul badan oo ka tirsan Puntland oo wali Abaar ah

Posted on May 6, 2017May 6, 2017 by Dhiirane

Waxaa jira dhul badan oo ka tirsan deegaanada Puntland wali abaar ah,Islamarkaana aysan dhibic roob ah ka da,in, waxaana ka… Sii akhri

Hay,adda World Vision oo qalab ku wareejisay Isbitaalka Gaalkacyo

Posted on May 5, 2017May 5, 2017 by Dhiirane

Hay,adda World Vision ayaa ku wareejisay maamulka Isbitaalka magaalada Gaalkacyo qalab caafimaad oo ku raran gaari candho meydle ah wuxuuna… Sii akhri

Awaamiir laga soo saarey Amniga magaalo madaxda Puntland

Posted on May 5, 2017 by Dhiirane

Ciidamada Amniga ayaa ka bilaabay magaalada Garowe hawlgal lagula dagaalamayo gadiid lagu eedeynayo inay isticmaalaan wadooyin mamnuuc ah kuwaas oo… Sii akhri

Gollaha Wasiirada Somalia oo xilka ka qaadey hanti-dhawraha qaranka

Posted on May 4, 2017May 4, 2017 by Dhiirane

Wararka ay ka helayso Muqdisho warbaahinta PUNTLAND POST ayaa sheegaya in Gollaha Wasiirada Soomaaliya oo caawa isugu yimid shir aan… Sii akhri

Masuuliyiin Puntland oo kormeeray Dhismaha Airport-ka Garowe

Posted on May 4, 2017May 4, 2017 by Dhiirane

Wasiirka Amniga oo ay wehlinayaan masuuliyiin ay ka mid yihiin Gudoomiyaha Gobolka Nugaal iyo Agaasimaha Hay,adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Puntland… Sii akhri

Shirkada NUWACO oo xoojisay nidaamka biyaha magaalada Garowe

Posted on May 4, 2017 by Dhiirane

Shirkadaha Biyaha ee NUWACO ayaa ceelal ku yaala masaafo 7 KM u jirta magaalada kazoo jiiday biyo galin hor leh… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close