Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Madaxweynaha Jubbaland oo Kismaayo kusoo dhaweeyay Senator Cabdiraxmaan Faroole

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo dadweyne farabadan ayaa maanta garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo kusoo dhaweeyay Madaxweynahii hore ee… Sii akhri

Posted on August 14, 2017 by Dhiirane

PUNSAA oo warmurtiyeed kasoo saartey xaalada dhaqaale ee ka jirta Puntland

Posted on August 9, 2017 by Dhiirane

Guddiga Agaasinka iyo guddiga guud ee dalladda ururada aan dowliga ahayn (PUNSAA) ayaa shir aan caadi ahayn oo ay maanta… Sii akhri

Agaasimaha maamulka waxbarashada oo fariin u direy masuuliyiinta iskuulada Puntland

Posted on August 9, 2017August 9, 2017 by Dhiirane

Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Maaliyadda Wasaaradda Waxbarashada Puntland Faarax Mixile Jaamac ayaa khudbad uu ka jeediyay shir ay isugu yimaadeen… Sii akhri

Dhakhtarkii Caanka ahaa ee Neerfaha Dr Maxamed Jaamac oo geeriyooday

Posted on August 8, 2017 by Dhiirane

Waxaa dalka Talyaaniga ku geeriyooday Dr Maxamed Jaamac oo ahaa dhakhtar caan ka ah dalka Soomaaliya Islamarkaana loogu taji jirey… Sii akhri

Ciidan isku dhaf ah oo ka shaqeynaya Amaanka Gaalkacyo oo tababar loo xirey

Posted on August 8, 2017 by Dhiirane

Madaxweyne kuxigeenada Dowladaha Punlland iyo Galmudug,Taliyaha ciidamada booliska Soomaaliya,kan Puntland iyo Xubno ka socday Saraakiisha Beesha Caalamka ayaa Maanta tobobar… Sii akhri

Digreeto:- Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Wasiiradii laga dhawrayay

Posted on August 7, 2017August 7, 2017 by Dhiirane

Waxaa goordhawayd la shaaciyay magacaabista Gollaha Wasiiradda Puntland oo maalmihii lasoo dhaafay laga dhawrayay Madaxweyne Cabdiweli Gaas ka dib markii… Sii akhri

Hay,adda Wadooyinka Puntland oo dayactirtay laamiga duleedka bari ee Garowe

Posted on August 3, 2017August 3, 2017 by Dhiirane

Hay,adda Wadooyinka Puntland (PHA) ayaa soo gabagabeysay dayactir ay ku samaysay jajab ku yimid wadada laamiga ah ee isku xirta… Sii akhri

Wasiiirka Arrimaha Gudaha Dowlada Federalka oo Shir-gudoomiyay kulan bille ah.

Posted on August 1, 2017 by Dhiirane

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaalia Mudane Abdi Faarax Siciid (Juxa) ayaa maanta furay Shir bille ah oo… Sii akhri

Wasiir Cuuke oo xarigga ka jaray xarumo caafimaad oo laga dhisay tuulooyin G.Nugaal

Posted on August 1, 2017 by Dhiirane

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Puntland ayaa maanta xarigga ka jaray xarumo caafimaad oo laga dhisay tuulooyinka Baq-baq iyo Budun-buto oo ka… Sii akhri

Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sarre Puntland oo hirgelisay Muqararka dugsiyada sarre.

Posted on July 30, 2017 by Dhiirane

Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sarre ee Puntland ayaa qabatay munaasabad balaaran oo ay kasoo qaybgaleen dhamaan masuuliyiinta Wasaarada Waxbarahsada iyo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close