Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Garowe:-Shirka wadatashiga maareynta dhulka magaalooyinka Puntland

Waxaa maanta lagu qabtey magaalada Garowe shir ku saabsan habka maareynta dhulka magaalooyinka Puntland, waxaana ka qeybgalay Madaxda Wasaarada Hawlaha… Sii akhri

Posted on October 16, 2017October 16, 2017 by Dhiirane

Hay,adda AIDS-ka Puntland oo kulamo ka qabatey Gaalkacyo

Posted on October 16, 2017 by Dhiirane

Hay’ada la dagaalanka AIDSka Puntland (PAC) ayaa kulan ugu qabatay magaalada Gaalkacyo ku hawlanayaasha dardargalinaya hawla shaqo ee loo igmaday… Sii akhri

Hay,addaha Amniga Puntland oo daba-gal ku haya shaqsiyaad jira Muqdisho.

Posted on October 15, 2017October 15, 2017 by Dhiirane

Hay,addaha Amniga Dowlada Puntland ayaa wada qorshe maxkamadda looga codsanayo in baaritaan lagu sameyn karo akoonada bangiyadda ay ku leeyihiin… Sii akhri

Gaalkacyo oo ay ka socdaan dadaalo xal loogu raadinayo Nabadda

Posted on October 14, 2017October 14, 2017 by Dhiirane

Agaasimeyaasha Idaacadaha magaalada Gaalkacyo ee waqooyiga iyo koonfurta magaalada ka shaqeeya ayaa maanta qalinka ku duugay heshiis wada shaqayneed oo… Sii akhri

Xarunta Cilmi-Baarista G. Africa oo shaado sharaf siisay dhalinyarada”Horumarku Waa Annaga”.

Posted on October 14, 2017October 14, 2017 by Dhiirane

Xarunta Cilmi-Baarista ee Geeska Africa ayaa maanta shahaado sharaf  Bosaso ku guddoonsiisay dhalinyaro la magac baxay “Horumarku Waa Annaga” oo… Sii akhri

Faahfaahin ku saabsan afar qof oo lagu xirey Garowe

Posted on October 14, 2017 by Dhiirane

Gudoomiyaha Gobolka Nugaal Cumar Cabdullahi Fara-weyne ayaa sheegay in ragga lagu xir-xiray shalay galab magaalada Garowe ay kaga dhawaaqeen Puntland… Sii akhri

Soomaalida qurbaha iyo ka qayb-galkooda siyaasadda.

Posted on October 14, 2017October 14, 2017 by Dhiirane

Wixii ka dambeeyey bur-burkii dawladii dhexe 1991, Soomaali badan ayaa ku barakacay dalka gudihiisa iyo banaankiisa. Marka laga soo tago,… Sii akhri

Wariyeyaasha Koonfurta iyo Waqooyiga Gaalkacyo oo tababar usoo xirmay

Posted on October 11, 2017 by Dhiirane

Waxaa lasoo gabagabeeyey tababar labadii beri ee lasoo dhaafay u soconayey wariyeyaasha Koonfurta iyo Waqooyiga Gaalkacyo, tababarkaan ayaa lagu baranayey… Sii akhri

Bosaso oo lagu qabtey dood cilmiyeed ku saabsan kaalinta dhalinyarada ee hoggaanka Siyaasada.

Posted on October 11, 2017October 11, 2017 by Dhiirane

Dood cilmiyeed ay soo qabanqaabisay xarunta Cilmi baarista iyo horumarinta geeska Africa ayaa maanta lagu qabtey magaalada Bosaso, waxaana kasoo… Sii akhri

Kaallo Women Center Garowe oo agab guddoon-siisay arday dhamaysay xirfado

Posted on October 11, 2017 by Dhiirane

Xarunta Kaalo Women Center oo bixisa xirfado kala duwan ayaa magaalada Garowe kusoo gabagabaysay barnaamij muddo lix bilood ah ay… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close