Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Shirka Kalluumaysiga Soomaaliya oo ka furmay Garowe

Waxaa magaalada Garowe ka furmay Shirka Kaluumaysiga Soomaaliya oo ay soo qabanqaabisay Hay,adda Shuraako ,waxaana kasoo qeybgalay dhamaan Iskaashatooyinka kalluumaysiga… Sii akhri

Posted on October 24, 2017October 25, 2017 by Dhiirane

Wasiirka Dib u dhiska iyo Horumarinta Puntland oo gaari la gadoomay

Posted on October 22, 2017 by Dhiirane

Wasiirka Horumarinta iyo Dib u dhiska Puntland ayaa shil gaari ku galay duleedka magaalada Garowe, waxaana wararku sheegayaan inay wanaagsan… Sii akhri

Garowe oo soo dhaweyn balaaran loogu sameeyay Madaxweynaha Puntland

Posted on October 21, 2017 by Dhiirane

Dadweynaha ku nool magaalada Garowe ayaa maanta soo dhaweyn aan loo kala harin u sameeyay Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali… Sii akhri

Bosaso:- Shirkadda TOWFIIQ oo abaalmarino gudoonsiisay macaamiisha

Posted on October 21, 2017 by Dhiirane

Shirkadda Ganacsiga ee TOWFIIQ ayaa ku abaalmarisay saddex baabuur iyo abaalmarino kala duwan  macaamiisheeda sida tooska ugu xiran ka dib… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo kormeeray dhismaha jidka Ceel-daahir ilaa Ceergaabo

Posted on October 20, 2017 by Dhiirane

Madaxweynaha Dowlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta kormeer ku tagey halka ay mareyso wadada isku xiraysa magaalooyinka Ceel-daahir… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo soo gaarey magaalada Qardho

Posted on October 20, 2017 by Dhiirane

Wafti uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa goordhawayd soo gaarey magaalada Qardho ee xarunta Gobolka… Sii akhri

Degdeg:-Puntland oo fashilisay qarax lasoo dhigay Suuqa ugu weyn Bosaso

Posted on October 19, 2017October 20, 2017 by Dhiirane

Wararka naga soo gaaraya magaalada Bosaso ayaa sheegaya inay fashiliyeen goordhawayd ciidamada Amaanka PUNTLAND ee PSF, qarax 100 Kg kaweyn… Sii akhri

Shacabka Dongoroyo oo ka banaanbaxay musiibaddii ka dhacdey Muqdisho

Posted on October 18, 2017 by Dhiirane

Maanta waxaa ka dhacay degmada Dongoroyo ee Gobolka Nugaal banaanbax shacabka iyo maamulku ku cambeereeyeen dhacdadii 14 October 2017 ka… Sii akhri

Gurmadka Dowlada Puntland dirtey oo gaarey magaalada Muqdisho

Posted on October 18, 2017October 18, 2017 by Dhiirane

Dowladda Puntland ayaa maanta gaarsiisay magaalada Muqdisho diyaarad sida gurmad daawo iyo dhakhaatiir saaka looga direy magaalada Garowe, waxaana kusoo… Sii akhri

Kulan lagu taageerayo Shirkii Kismaayo oo lagu qabtey Garowe.

Posted on October 16, 2017October 16, 2017 by Dhiirane

Waxaa magaalada Garowe lagu qabtey kulan lagu taageerayo Go,aamadii kasoo baxay Shirkii Kismaayo ay ku yeesheen madaxda Dowlad Goboleedyadda Soomaaliya,… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close