Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Dhiirane

Hay,adda Somali Relief Network oo ka qeybisay Qardho iyo Dongoroyo deeq Ciidul Adxa

Hay,adda Somali Relief Network Of North America oo uu madax ka yahay Dr Aadan Maxamed Ciise (Gaadaale) ayaa 60 neef… Sii akhri

Posted on August 23, 2018 by Dhiirane

Wasaaradda Deegaanka Puntland oo qarka u saaran in laga xoogo mashaariic muhiim ah

Posted on August 20, 2018August 20, 2018 by Dhiirane

Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilladda Puntland ayaa 18 Augsto 2018 u gudbisay Gollaha Baarlamanka gal dacwadeed ka dhan ah Hay,adda… Sii akhri

Ciidanka PSF Puntland oo deeq waxbarasho gaarsiiyay bulshada deegaanka Ceelaayo

Posted on August 17, 2018August 17, 2018 by Dhiirane

Ciidanka difaaca Puntland ee PSF oo mudooyinkii dambe socdaalo howlgalo ka sameynayay deegaano kamid ah Puntland gaar ahaan gobolka Bari… Sii akhri

Welwel laga muujiyay saldhig Puntland ay siisay saraakiil ka tirsan Somaliland

Posted on August 13, 2018August 13, 2018 by Dhiirane

Xukuumadda Somaliland iyo Xisbiyadda mucaaradka ayaa welwel xoogan ka muujinaya ciidamo uu ku uruursanayo General Caare bariga Gobolka Sanaag,kuwaas oo… Sii akhri

Garowe oo la keenay nin falal amni daro lagu tuhmayo oo laga soo qabtey Baadiye

Posted on August 12, 2018August 12, 2018 by Dhiirane

Qaar ka mid ah shacabka Gobolka Nugaal ayaa ku wareejiyay gacanta Hay,addaha Amniga Puntland nin kasoo jeeda Gobolladda Waqooyi ee… Sii akhri

Oromo lagu dilay dalka Soomaaliya

Posted on August 8, 2018August 8, 2018 by Dhiirane

Maydka labo nin oo Oromo ah ayaa la keenay cusbitaalka Dowladda ee magaaladda Bosaso sida ay u xaqiijiyeen Warbaahinta PUNTLAND… Sii akhri

Puntland oo Go,aan ka gaartey labo Urur oo magac isku qabsadey

Posted on August 8, 2018August 8, 2018 by Dhiirane

Qoraal kasoo baxday Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowladda Puntland ayaa lagu kala saarey labo urur oo wadaniya ka… Sii akhri

“Somaliland ayaa fulisay qaraxii xalay ka dhacay Buuhoodle” Daawo Indho-sheel

Posted on August 2, 2018August 2, 2018 by Dhiirane

Waxaa xalay magaalada Buuhoodle lagu dilay qarax ismiidaamin ah masuuliyiin uu ka mid yahay Aqoonyahan Cabdifataax Maxamed Cali oo 29… Sii akhri

Garowe:-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland oo soo xirtey wajiga 1aad diiwaangalinta dadka.

Posted on July 30, 2018July 30, 2018 by Dhiirane

Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dowladdaha hoose ee dowladda Puntland ayaa maanta soo xirtay wajigii koowaad ee barnaamijka diiwaan galinta dadka… Sii akhri

Somaliland oo xaqiijisay wareysigii maxaabiista Puntland ee ku xiran Hargeysa

Posted on July 26, 2018July 26, 2018 by Dhiirane

Taliye kuxigeenka Ciidanka Asluubta Somaliland Sareeye guuto Cali Xasan Cawil oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa xaqiijiyay in… Sii akhri

Posts navigation

Older posts





Op-Ed

  • Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    Ma jiraan wadahaddalo qorsheysan oo dhexmari doona SSCK iyo maamulka goosasho-doonka ee Somaliland

    February 22, 2025
  • A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    A Nation on the Brink: Somalia’s Security Crisis and the Rise of Daesh

    February 12, 2025
  • Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    Waa Muhiim in la Ilaaliyo Xuquuqda Qaxootiga ee Gudaha Puntland

    January 26, 2025
  • SSCK Uma Baahna Shirweyne

    SSCK Uma Baahna Shirweyne

    January 17, 2025
  • Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    Firdhiye oo Baalmaray Wadatashiga Asaaska U Ah SSCK

    December 17, 2024

Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2025 Puntland Post. All rights reserved.

Close
 

Loading Comments...
 

You must be logged in to post a comment.