Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Farah

Madaxweyne Gaas oo u ambabaxay Magaalada Baydhabo

Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo wafti balaaran oo uu hogaaminaayo ayaa u ambabaxay magaalada Baydhabo oo… Sii akhri

Posted on June 3, 2018 by Farah

Faah-faahin:- Khasaarihii ka dhashay weerarkii ay Al-shabaab ku qaaday degaanka Bali Khadar

Posted on June 2, 2018June 2, 2018 by Farah

Iyado xalay kooxda hubaysan ee Al-shabaab ee ka dagaalanta buuraha calmadow ee gobalada Bari iyo Sanaag ay weerar ku qaaday… Sii akhri

Laascaanood way hadashay oo qabsatay baraha bulshada

Posted on May 29, 2018May 29, 2018 by Farah

Marka laga yimaado kacdoonka xoogan iyo mudaharaadyada ka soconaaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool lagagana soo horjeedo kusii sugnaashaha… Sii akhri

Somaliland oo sheegatay inay Laascaanood ku xirtay ku dhawaad 60-qof

Posted on May 29, 2018May 29, 2018 by Farah

Maamulka Somaliland ayaa sheegay inay xakameeyeen kacdoon dadweyne oo maalmihii u danbeeyey ka jiray magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool,… Sii akhri

Mudaharaad xoogan oo ka dhacay magaalada Laascaanood

Posted on May 28, 2018May 28, 2018 by Farah

Mudaharaad xoogan ayaa ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool, kaas oo lagaga hor jeedo wax ay dadweynaha mudaharaadaya… Sii akhri

Somaliland oo xabsiga dhigtay tiro dada oo ku sugan magaalada Laascaanood

Posted on May 28, 2018May 28, 2018 by Farah

Ciidamada Somaliland ayaa xasbiga u taxaabay haween, dhalinyaro iyo saxafiyiin ku sugan xarunta gobalka Sool ee Laascaanood kadib markii ay… Sii akhri

Dawlada Qadar oo wadankeeda ka mamnuucday maciishada ay soo saaraan Dalalkii xiriirka u jaray

Posted on May 27, 2018May 27, 2018 by Farah

Dawlada yar ee Qadar ayaa gabi ahaanba dalkeeda ka mamnuucday in lagu iibiyo maciishada ay soo saaraan dalalkii xiriirka u… Sii akhri

Puntland oo Wasiirka gaashaandhiga Somaliland iska hortaagtay inuu galo Badhan

Posted on May 20, 2018May 20, 2018 by Farah

Wasiirka gaashandhiga Somaliland Ciise Xanwar oo maalmahan socdaal ku maraayey degaano ka tirsan galbeedka Gobalka Sanaag, gaar’ahaan magaalooyinka Ceerigaabo iyo… Sii akhri

Isbitaalka guud ee Garowe oo qarka u saaran in albaabada loo laabo

Posted on May 8, 2018May 9, 2018 by Farah

Daruuf adag ayaa soo food saartay isbitaalka guud ee caasimada Dawlada Puntland ee Garowe markii isbitaalka laga waayey dhamaan adeegyadii… Sii akhri

Shidaalka oo si aada kor ugu kacay Magaalada Garowe

Posted on April 25, 2018 by Farah

Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland waxaa ka jiray maalmihii u danbeeyey shidaal yari aad u weyn, waxayna tani sababtay inuu… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close