Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Farah

Wargeyska Puntland Post oo qodobo muhiim ah Todobaadkan ku daabacay Cadadkiisa 115-aad

Garowe(Puntland Post)-Wargeyska Puntland Post oo ah Todobaadle Madax Banaan oo Talaadda kasta kasoo Baxa Caasimada Puntland ee Garowe ayaa Todobaadkan… Sii akhri

Posted on February 23, 2016 by Farah

Hogaamiyaha Mucaaradka Uganda oo mar kale la xiray kadib Doorashadii Guud oo maanta ka dhacday Dalkaas

Posted on February 18, 2016February 18, 2016 by Farah

Kampala(Puntland Post)-Dalka Uganda ayaa saaka looga dareeray Goobaha cod bixinta, Iyadoo ay Dadweynaha reer Uganda soo dooranayaan Madaxweynaha Dalka iyo… Sii akhri

Shirkad Caasimada Puntland ka hirgelin doonta Biyo Macaan oo lagu daahfuray Garowe

Posted on February 18, 2016February 18, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Waxaan Hoolka Shirarka ee Gabsoor lagu daah furay Mashruuc balaaran oo magaalada Garowe ee Caasimada Dawlada Puntland loogu raadinayo… Sii akhri

Xagee Marayaa Adeega Hdal oo hel ee Shirkadda SOMTEL?

Posted on February 17, 2016February 17, 2016 by Farah

Shirkadda isgaarsiinta Somtel ayaa waxaa ay waddaa barnaamij lagu magacaabo Hadal oo Hel, kaas oo badal u ah barnaamijkii Saamecellinta… Sii akhri

Wargeyska Puntland Post muxuu maanta kaga hadlay Cadadkiisa 114-aad?

Posted on February 16, 2016 by Farah

Wargeyska Todobaadlaha ah ee Puntland Post oo todobaad walba kasoo baxa Degaanada Puntland ayaa maanta oo talaado ah Cadadkiisa 114-aad… Sii akhri

Maxaa hor yaala Gudiga cusub ee Doorashooyinka Puntland?

Posted on February 15, 2016February 16, 2016 by Farah

Madaxweynaha Dawlada Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa galabta 15-February,2016 si rasmi ah ugu dhawaaqay Gudiga Doorashooyinka Puntland, Madaxweynaha oo… Sii akhri

Booliska Uganda oo xiray hogaamiyaha ugu weyn Mucaaradka Dalkaasi

Posted on February 15, 2016February 15, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Ciidamada Booliska Dalka Uganda ayaa saakay barqadii xiray Hogaamiyaha Xisbiga FDC ahna Murashax u oraadaya xilka Madaxtinimada Dalkaasi, Kiiza… Sii akhri

Murashixiinta u ordaaya kursiga looga taliyo Dalka Uganda oo caawa doodii labaad fooda isku daraaya

Posted on February 13, 2016February 13, 2016 by Farah

Kampala(Puntland Post)-Mar kale ayaa Caawa fooda isku dari doonaan doodii ugu danbaysay oo dhex marta murashixiinta u loolamaya kursiga looga… Sii akhri

Xubnihii ka socday Beesha Caalamka oo layaabay isku duubnida Qaybaha Bulshada Puntland iyo Dawladooda

Posted on February 11, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Xubnihii ka socday Beesha Caalamka oo uu Hogaaminaayey ergayga gaarka ee Qaramada midoobey u qaabilsan Arimaha Soomaaliya ayaa maalmihii… Sii akhri

Danjire Micheal Keating oo sheegay inuu Puntland u yimi sidii looga xaajoon lahaa Doorashada 2020

Posted on February 10, 2016February 10, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Wakiilka gaarka  xog-hayaha Guud ee Qaramada midoobay Danjire Micheal Keating ayaa Dawlada iyo wax garadka reer Puntland ee uu la… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close