Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Farah

Dagaal ay ku dhinteen 45 qof oo ka dhacay Dalka Tunisia meel u dhow xaduuda Liibiya

Inta la hubo ugu yaraan 45 qof ayaa ku dhintay iska hor imaad mudo saacado ah ka socday Magaalo ku… Sii akhri

Posted on March 7, 2016 by Farah

Xafiiska Astaynta Maamul Wanaagga iyo la dagaalanka musuqmaasuqa puntland oo soo gaba gabeeyey qiimayntii Maamul wanaagga ee heerka koowaad

Posted on March 7, 2016 by Farah

GAROWE(PUNTLAND POST)-Xafiiska Maamul Wanaagga iyo la dagaalanka musuqmaasuqa Dowladda puntland ayaa labdii bishan maarso  soo gabeeyey  qiimayntii  Maamul wanaagga ee… Sii akhri

Xiisadda ka aloosan Gacanka Kuuriya oo cirka isku sii shareeraysa

Posted on March 7, 2016March 7, 2016 by Farah

Dalalka Maraykanka iyo Koonfurta Kuuriya ayaa maanta bilaabay dhoola tuskii Milatari ee ugu weynaa abid oo ay si wadajir ah… Sii akhri

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Dalka Pakistan

Posted on March 7, 2016 by Farah

Pakistan(Puntland Post)-Qarax ismiidamin oo ka dhacay banaanka hore ee Maxkamad ku taal Waqooyi Galbeed Dalka Pakistan ayaa waxaa ku dhintay… Sii akhri

Tacsi ku socota Geerida Maxamed Abshir Walde oo soo gaaraysa Puntland Post

Posted on March 6, 2016March 6, 2016 by Farah

Xafiiska War qabadka Puntland Post ayaa waxaa soo garaaya Dad aad u tira badan oo tacsi kala duwan u diraaya… Sii akhri

Dhismaha Wadada Ceel-daahir iyo Ceerigaabo oo dhowaan bilaaban doona

Posted on March 5, 2016March 5, 2016 by Farah

Bosaaso(Puntland post)-Waxaa magaalada Bosaaso soo gaaray qalabka lagu dhisaayo Wadada isku xiri doonta Degaanada Ceel-daahir iyo Ceerigaabo, waxaana maalmihii u… Sii akhri

Soomaaliya oo sharafteedii ka iibsatay Sacuudi Carabiya

Posted on March 5, 2016March 5, 2016 by Farah

Gabar Soomaaliyeed oo lagu Magacaabo Hibaaq Cismaan ayaa qoraal dheer oo ay ku daabacday Wargeyska huffingtonpost oo fadhigiisu yahay Dalka… Sii akhri

Hay’adda Kaalo Nederland oo mashaariic kala duwan ka wada Puntland

Posted on March 3, 2016March 3, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Hay’adda Kaalo Nederland ayaa Mashaariic kala duwan kawada degaanada Puntland, Mashriicdan oo iskugu jira Dhismayaal kala duwan oo muhiim… Sii akhri

Gudoomiye xigeenkii guddiga Dastuurka Jubbaland Dr’s Idil oo xalay ku hoyatay Xabsiga Kismaayo‏

Posted on February 28, 2016February 28, 2016 by Farah

Kismaayo(Puntland Post)-Xabsiga dhexe ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa xalay ku hoyatay Gabadh lagu magacaabo Dr’s Idil Cabdulqaadir Xaaji Xuseen oo… Sii akhri

Puntland oo ka hortimi Gabdho Jaariyada ah oo ay Dawlada Soomaaliya u dirayso Sacuudi Carabiya

Posted on February 25, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Wasiir Ku-xigeenka Haweenka iyo Arimaha Qoyska Dawlada Puntland Farxiyo Yuusuf Xirsi oo Waraysi gaar ah siisay Madasha 60 oo… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close