Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Farah

Madaxweyne Xassan Sheekh oo arin xanuun badan ku tilmaamay Dhalintii Soomaaliyeed ee Bada ku dhimatay

Muqdisho(Puntland Post)-Madaxweynaha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa umadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyey geeridii naxdinta badnayd ee ku… Sii akhri

Posted on April 18, 2016 by Farah

Boqolaal dhalinyaro Soomaaliyeed ah ayaa ku dhintay Bada u dhaxaysa Masar iyo Talyaaniga

Posted on April 17, 2016April 18, 2016 by Farah

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo kor u dhaafaysa 400 ayaa ku geeriyootay Bada u dhaxaysa Dalalka Masar iyo Talyaaniga markii ay la… Sii akhri

Raisul Wasaaraha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Shirweynaha Dalalka Islaamka

Posted on April 17, 2016 by Farah

Istanbul(Puntland Post)-Raisul Wasaaraha Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmake ayaa khud bad dheer oo uu kaga waramay… Sii akhri

Wasiir katirsan Israel oo diiday inuu gacanta ku salaamo haweeynay ah Wasiirka Caafimaadka Faransiiska

Posted on April 17, 2016April 17, 2016 by Farah

Wasiirka Caafimaadka iyo Arimaha Bulshada Israel Yaakov Litzman ahna Hogaamiyaha Xisbi Diimeedka lagu magacaabo ultra-Orthodox religious party ayaa diidey inuu… Sii akhri

Culimadda Puntland iyo Somaliland oo ka dayriyey Itoobiyaanka degaanadooda kusoo qulqulaaya

Posted on April 17, 2016April 17, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Culimadda Puntland iyo Somaliland ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay Dad Itoobiyaan ah oo sanadihii ugu danbeeyey si aada… Sii akhri

Dhul gariir xoogan oo ka dhacay Dalka Ecuador ayaa dilay in ka badan 77 qof

Posted on April 17, 2016 by Farah

Ecuador(Puntland Post)-Dhul gariir aad u xoogan oo cabirkiisa lagu tilmaamay 7.8  ayaa ka dhacay Dalka Ecuador, waxayna wararka soo baxaaya… Sii akhri

Itoobiya oo sheegtay maleeshiyaad u dhashay Koonfurta Sudan inay ku dileen Dalkeeda 140 qof

Posted on April 17, 2016 by Farah

Addis Ababa(Puntland Post)-Dablay hubaysan ayaa Gobalka Gambela oo ku yaal xuduuda Dalka Itoobiya uu la wadaago Koonfurta Sudan ku dilay… Sii akhri

Sadex haweena oo lagu dilay meelo kala duwan oo katirsan Muqdisho

Posted on April 17, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Kooxo hubaysan ayaa ayaa xaafada Macalin Nuur ee Degmada Dharkaynlay Muqdisho ku dilay labba Gabdhood oo aad u da… Sii akhri

DAGAALKA QABOW EE U DHEXEEYA PUNTLAND IYO MUQDISHO! W.Q Abdihakim Diriye

Posted on April 15, 2016April 17, 2016 by Farah

Muddo ka badan 25 sano oo Soomaaliya ay ku jirtay jahwareer siyaasadeed ayna isku hayeen kooxo is diidan iyo awoodo… Sii akhri

Turkiga oo marti geliyey shirweynaha Wadamada Muslimka ah

Posted on April 15, 2016April 15, 2016 by Farah

Istanbul(Puntland Post)-Magaalada Istanbul waxaa ka furmay Shiweynaha Dalalka Islaamka ah, waxaana Shirkaas ka qayb gelaaya Hogamiyaayasha in ka badan sodon… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close