Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Farah

Kulan hor-dhac u ah Wadooyin iyo mashaariic kale oo Banka Aduunku ka fulinaayo Garowe oo ka dhacay Dawlada Hoose

Garowe-(Puntland Post) Kulan ay kasoo qayb galeen Madaxda Degmada Garowe, Saraakiil kasocotay Madaxtooyada Puntland, Hay’adda Wadooyinka Puntland, iyo Saraakiil ka… Sii akhri

Posted on May 26, 2016May 26, 2016 by Farah

Ciidamada Kenya ee ku sugan Soomaaliya oo lagu weeraray degaanka Dhoobley

Posted on May 24, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Wararka ka imaanaya Gobalka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in kooxda Al-shabaab ay jidka u galeen inta u dhaxaysa degaanada… Sii akhri

Qarax xoogan oo ka dhacay isgoyska KPP Magaalada Muqdisho

Posted on May 23, 2016May 23, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Qarax xoogan ayaa Goordhaw ka dhacay  isgoyska KPP ee degmada Hodan Ee Gobalka banaadir. Qaraxaan ayaa la sheegay in … Sii akhri

Jubbaland oo taageertay go’aankii Madaxweyne Xassan Sheekh ka qaatay heshiiska Hanaanka Doorashada

Posted on May 23, 2016 by Farah

Kismaayo(Puntland Post)-War-saxafadeed kasoo baxay Maamulka Jubbaland ayaa si aada loogu soo dhaweeyey go’aankii uu Madaxweyne Xassan Sheekh ku ansixiyey hanaanka… Sii akhri

Imtixaanka shahaadiga ee fasalka 8-aad oo maanta dib loogu noqday Puntland

Posted on May 23, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Guud ahaanba degaanada Puntland waxaa maanta dib loogu celiyey Imtixaanka shahaadiga ee Dawlada Puntland ardayda Dugsiga dhexe ee fasalka… Sii akhri

Xassan Sheekh oo xeer Madaxweyne ku ansixiyey heshiiskii hanaanka Doorashada

Posted on May 22, 2016May 22, 2016 by Farah

Muqdisho (Puntland Post) — Madaxweynaha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud, oo warbaahinta kula hadlay aqalka madaxtooyada ayaa sheegay… Sii akhri

Madaxda Soomaalida oo ka xaajoonaaya in Gobalka Banaadir xubno loogu daro aqalka sare

Posted on May 21, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya waxaa ka socda fadhiyo aan loo kala kicin oo ay leeyihiin Madaxda Dawlada Federaalka… Sii akhri

In ka badan 11 kun oo arday ayaa maanta u fariisanaaya imtixaanka shahaadiga ee Puntland

Posted on May 21, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Guud ahaan Gobalada Puntland ayaa saakay isku wakhti laga qaybinayaa Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasaladda Afraad ee Dugsiga sare… Sii akhri

Raqda diyaaradii la waayey ee Masar oo laga helay Badda Giriiga

Posted on May 20, 2016May 20, 2016 by Farah

Dawlada Masar ayaa shaacisay in raqda Diyaaradii tan iyo maanta la waayey meel ay jaan iyo Cirib dhigtay laga helay … Sii akhri

Nin mooto wata oo isku qarxiyey maqaaxi ku taal Magaalada Muqdisho

Posted on May 19, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Qarax uu geystay nin mooto wata oo naftii halige ah ayaa ka dhacay Maqaaxi cunada laga cuno oo ku… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close