Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Farah

Al-shabaab oo markii ugu horaysay bayaan kasoo saartay dilka Maxamed Dulyadayn

Kooxda Al-shabaab ayaa markii ugu horaysay Bayaan kasoo saartay Hogaamiye Maxamed Duulyadaynn  oo horaantii bishan lagu dilay duleedka Magaalada Kismaayo… Sii akhri

Posted on June 18, 2016 by Farah

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno! (Qaybtii-XIII) Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Posted on June 18, 2016 by Farah

David Bell,  wuxuu ahaa ergayga Ingiriiska shirkaas u fadhiyay, mar aan qaddar yar sheekaysanaya waxa uu ii sheegay in muddo… Sii akhri

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno! (Qaybtii-XII) Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Posted on June 17, 2016 by Farah

Shirarkii hoteellda lagu qabaniyay habeenkii waxay abuureen shaki muran badan ka dhashay, erggedii Soomaaliyeed waxay furteen afkooda, waxay aad uga… Sii akhri

Sarkaal sare oo katirsan Maamulka Gobalka Banaadir iyo labba qof oo la socdey oo lagu diley Muqdisho

Posted on June 15, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Gudoomiye Ku xigeenkii Horre Dagmada Dharkenley Cabdullahi Ibraahim Ibsiimo  iyo ruux kale oo la socday ayaa goordhawayd lagu dilay… Sii akhri

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno! (Qaybtii-X) Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Posted on June 15, 2016 by Farah

Waxaa xikmad cajiib ah ahayd in dalalka Itoobiya iyo Kenya ay shirka Soomaalida u soo wakiishaan niman Soomaali ah, run… Sii akhri

Kalafadhigii 37-aad ee Baarlamaanka Puntland oo maanta furmay

Posted on June 15, 2016June 15, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Hoolka Baarlamaanka Dawlada Puntland waxaa maanta si rasmiya uga furmay kalafadhiga 37-aad ee Baarlamaanka Puntland, waxaana kala fadhigan kasoo… Sii akhri

Madaxweynaha Dawlad degaanka Soomaalida Itoobiya oo sheegay dhacdadii Gaashaamo in la buubuniyey

Posted on June 14, 2016June 14, 2016 by Farah

Jigjiga(Puntland Post)-Madaxweynaha Dawlada Degaanka Soomaalida Itoobiya Mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa markii ugu horaysay ka hadlay dagaal uu dad ku… Sii akhri

Qisooyinka Quraanka(9) – Iblis iyo Bani Aadamka

Posted on June 14, 2016 by Farah

Aslamu Calaykum WW Barnaamijka 9-aad ee qisooyinka Quraanka maanta Waxaan kusoo qadanaynaa Dgaaalka u dhaxeeya Ibliis iyo Bini Aadamka. Dawasho… Sii akhri

Madaxweyne Silaanyo oo Isbitaalka ku booqday Dad ku wax yeeloobay roobab Mahiigaana oo Hargeysa ka da’ay

Posted on June 14, 2016 by Farah

Hargeysa(Puntland Post)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo ayaa Isbitaalka weyn ee Magaalada Hargeysa ku booqday tiro dada oo ku wax… Sii akhri

Donald Trump oo sheegay in Soomaalidii ugu badnayd ee Minnesota ay ku biirayaan Dacish

Posted on June 14, 2016 by Farah

Donald Trump oo ah ninka sida aadka ah loogu saadilaanaayo inuu noqdo Murashaxa Doorashada Madaxtinimada Maraykanka u matali doona Xisbiga… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close