Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Farah

Wasiirada haweenka Dawlada Puntland oo boqatay degaano hoostaga degmooyinka Eyl iyo Godobjiiraan

Garowe(Puntland Post)-Wasiirka haweenka Dawlada Puntland Anisa Cabdiqaadir Xaaji Muumin iyo wafti ay hogaaminayso ayaa booqashooyin ay ugu kuur galayso mar… Sii akhri

Posted on June 30, 2016 by Farah

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qayb galay aaska marxuum Burci Maxamed Xamze

Posted on June 28, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Madaxweynaha soomaaliya xasan sheikh maxamuud  ayaa ka qeeb galay Janaasada Marxuum Burci Maxamed Xamze oo ahaa wasiru dowlihii xafiska… Sii akhri

Labba ruux oo ku geeriyooday dagaal beeleed ka dhacay Magaalada Laascaanood

Posted on June 28, 2016June 28, 2016 by Farah

Laascaanood(Puntland Post)-Magaalada Laascaanood ee Gobalka Sool waxaa maanta ka dhacay dagaal u dhaxeeya labba beelood oo wada dega Gobalka Sool,… Sii akhri

Shaqaalaha Dawlada Puntland oo maanta la fasaxay munaasabada 26-ka June awgeed

Posted on June 26, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Magaalada Garowe ee Caasimada Dawlada Puntland waxaa maanta looga diyaar garoobaayaa xuska maalinta xoriyada Soomaaliyeed ee 26-ka June, taas… Sii akhri

Maalinta xornimada Soomaaliyeed ee 26-ka June oo Muqdisho laga xusay

Posted on June 26, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Munaasabad si heer sare ah loo soo abaabulay oo lagu xusaayey 56 guuradii kasoo wareegtay markii Gobalada waqooyi ee… Sii akhri

Natiijadii shirkii Mbagathi iyo halgankaan qaranimmadeenna ugu jirno! (Qaybtii-XXI) Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan

Posted on June 26, 2016 by Farah

Waxay iska ahayd arrin caadi ah in mar kasta oo uu shirka tallaabo horay u qaado aad aragto ergooyinkii shisheeyaha… Sii akhri

Collaad beeleed mar kale kasoo cusboonaatay degaanka Dharkayn-geenyo ee Gobalka Sool

Posted on June 25, 2016June 25, 2016 by Farah

Dagaal culus ayaa maanta ka dhacay degaanka xidh-galool oo aan sidaa uga fogayn degaanka Dharkayn-geenyo ee Gobalka Sool, dagaalkan oo… Sii akhri

Ciidamada Amaanka Dawlada Soomaaliya oo soo af-jaray weerarkii Hotel Naasa hablood

Posted on June 25, 2016 by Farah

Muqdisho(Puntland Post)-Ciidamada Amaanka Dawlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa soo afjaray weerarkii raga hubaysan oo katirsan kooxda Al-shabaab ku qaadeen Hotelka… Sii akhri

Xaalada degmada Carmo ee Gobalka Bari oo degan

Posted on June 23, 2016June 24, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Xaalada degmada Carmo ee Gobalka Bari ayaa maanta si aada u degan mana jiro wax dagaala oo halkaas ka… Sii akhri

Qaar kamida wax garadka iyo culimada Puntland oo gaaray degmada Carmo

Posted on June 22, 2016 by Farah

Carmo(Puntland Post)-Wax garadka Puntland ayaa isku taagay sidii loo dhamayn lahaa khilaaf u dhaxeeya Dawlada Puntland iyo Gudoomiyihii hore ee… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close