Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Farah

Dib u xasuuso balanqaadkii Madaxweyne Xassan Sheekh 4 sano kadib maxaa ka hirgalay?

Muqdisho(Puntland Post)-Maanta oo ay Bisha September 2016 ay tahay 10 waxay ku beegan tahay xiligii sharciyan uu ku ekaa mudo… Sii akhri

Posted on September 10, 2016September 10, 2016 by Farah

Rabshado sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Magaalada Laascaanood

Posted on September 4, 2016September 4, 2016 by Farah

Laascaanood(Puntlland Post)-Rabashado xoogan ayaa ka soconaaya Magaalada Laascaanood ee Gobalka Sool, kuwaas oo ay iskaga hor yimaadeen Dadweyne aad u… Sii akhri

Shacabka Farxamur,Baarwayn iyo Budunbuto oo ka hadlay dhismaha wadada Eyl

Posted on August 25, 2016August 25, 2016 by Farah

Dangoroyo(Puntland Post)Dadweynaha ku dhaqan tuulooyinka Farxamur, Baarweyn iyo Budunbuto ayaa sheegay in degaanadaas oo ah tuulooyin muhiima laga weeciyey wado… Sii akhri

Camay oo gaaray Magaalada Gaalkacayo iyo Gaas oo ku wajahan

Posted on August 22, 2016August 22, 2016 by Farah

Gaalkacayo(Puntland Post)- Madaxweyne ku-xigeenka Dawlada Puntland Eng Cabdillaahi Cumar Camey ayaa gaaray Magaalada Gaalkacayo ee xarunta Gobalka Mudug si uu… Sii akhri

Ilaalada Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo saaka isku gadaamay Bangiga Amal

Posted on August 15, 2016August 15, 2016 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Saakadii hore markii ay soo shaqa galeen shaqaalaha xarunta dhexe ee Bangiga Amal ee Magaalada Garowe ayaa waxaa goobtaas… Sii akhri

Qiimaha wakhtiga! W.Q: Sam-sam Said Mohamed

Posted on August 14, 2016August 14, 2016 by Farah

Waxaa mahad oo dhan iskaleh allaah SW, allah inaga dhigay dad Muslim ah inoo dhamaystiray nimcooyinkiisa una ogaaladay Shacabka soomaliyeed… Sii akhri

Musharax Xildhibaan C/xabiib Yaasin Warsame oo Gaalkacyo kulan kula qaatey Qaybaha kala Duwan ee Bulshada Gobalka Mudug

Posted on August 14, 2016August 15, 2016 by Farah

Gaalkacayo(Puntland Post)-Cabdixabiib Yaasin Warsame oo ka mid ah Musharaxiinta u bartamaya Aqalka hoose ee soomaaliya ayaa maanta kulan kula qaatay… Sii akhri

Ilhan Cumar oo ku guulaysatay kursiga Baarlamaanka magaalada Minneapolis ee Degmada 60B

Posted on August 10, 2016August 10, 2016 by Farah

Minneapolis(Puntland Post)-Doorasho xalay ka dhacday Degmada 60B Magaalada Minneapolis ee Dalka Maraykanka ayaa waxaa si weyn ugu guulaysatay gabar Soomaaliyeed… Sii akhri

Erdogan iyo Putin oo kulamo ku qaadanaaya Moskow

Posted on August 9, 2016 by Farah

Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa u safray Magaalada Moskow ee Dalka Ruushka si uu kulamo ula qaato dhigiisa… Sii akhri

Duqa degmada Gaalkacayo oo qiray in amaanka magaaladaas ay sugi doonaan ciidamo ka yimi Muqdisho

Posted on August 8, 2016August 8, 2016 by Farah

Gaalkacayo(Puntland Post)-Duqa degmada Gaalkacayo Maxamed Yaasiin Tumay oo maanta warbaahinta kula hadlay Magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobalka Mudug ayaa ka… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close