Skip to content

Puntland Post

  • Follow Puntland Post on TWitter
  • Puntland Post on Facebook
  • Subscribe to Puntland Post YouTube Channel
  • Search posts on Puntland Post
  • Home
  • Warka
  • News
  • Sports
  • Jobs
  • Op-Ed
  • Contact Us

Author Farah

Inta badan gobaladda Sanaag,Haylaan iyo Cayn oo aysan maanta ka qabsoomin doorashada Somaliland

Sida ay noo xaqiijiyeen dadka degaanka gobalada Sool,Sanaag, Cayn iyo Haylaan ayeysan maanta qaybo kamida ka qabsoomin doorashadii uu ugu… Sii akhri

Posted on November 13, 2017November 13, 2017 by Farah

Uganda oo albaabada u laabtay jaamacad shahaadooyin been abuura siisay wasiiro Soomaaliyeed

Posted on November 11, 2017 by Farah

Dawlada Uganda ayaa xaqiijisay inay albaabada u laabtay Jaamacad lagu magacaabo Stanford markii la ogaaday inay bixisay shahaadooyin been abuura… Sii akhri

Shaqaaqadii xalay dhex martay masuuliyiin katirsan laamaha amniga Puntland maxay salka ku haysay?

Posted on October 22, 2017October 22, 2017 by Farah

Waxaa magaalada Garowe habeenimadii xalay  ka dhacay shaqaaqo dhex martay masuuliyiin katirsan Dawlada Puntland siiba laamaha amaanka , shaqaaqadan ayaa… Sii akhri

Eng Camey oo beeniyey in khilaaf ka dhex jiro isaga iyo madaxweyne Gaas

Posted on October 8, 2017 by Farah

Madaxweyne Ku-xigeenka Dawlada Puntland Eng Cabdillaahi Cumar Camey oo fasax ku jooga Dalka Zambi ayaa beeniyey in wax khilaaf ah… Sii akhri

Saxafigii caanka ahaa Axmed Kismaayo oo ku geeriyooday Dalka Hindiya

Posted on August 9, 2017August 9, 2017 by Farah

Garowe(puntland Post)-Waxaa Dalka Hindiya ku geeriyooday Allaha u naxariistee suxufigii rug-cadaaga ahaa Axmed Maxamed Cali (Axmed Kismaayo) oo maalmahan ku… Sii akhri

Hantidhawrka guud ee Puntland oo dib uga noqday amar uu shalay soo saaray

Posted on July 20, 2017 by Farah

Sida ay Warbaahinta PUNTLAND POST u xaqiijiyeen saraakiil katirsan madaxtooyada Puntland dib ayuu hantidhawrka guud ee Dawlada Puntland uga noqday… Sii akhri

Lacagta Shilinka Somaliga oo laga diiday magaalooyinka ku yaala Puntland

Posted on July 20, 2017July 20, 2017 by Farah

Garowe(Puntland Post)-Wararka ka imaanaya magaalada Galkacayo ee xarunta Gobalka mudug ayaa sheegaaya in maanta gabi ahaanba ganacsatada magaaladaas ay diideen… Sii akhri

Madaxweynaha Puntland oo kala diray gudiga Hay’adda qandaraas bixinta

Posted on July 5, 2017July 5, 2017 by Farah

Madaxweynaha Dawlada Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maalinimadii isniinta kala diray gudiga qandaraas bixinta Puntland, waxaana Wasaaradaha iyo Hay’adaha… Sii akhri

Iska hor imaad Ciidamada Puntland iyo Alshabaab ku dhex maray buuraha calmadow

Posted on June 8, 2017June 8, 2017 by Farah

Wararka ka imaanaya degaanka Af-urur oo katirsan Gobalka Bari ayaa sheegaaya inay halkaas saaka aroortii ku dagaalameen  ciidamada Dawlada Puntland iyo… Sii akhri

Deg deg:- Madaxweynaha Puntland oo isku shaandhayn ku sameeyey golaha xukuumada

Posted on June 5, 2017June 5, 2017 by Farah

Madaxweynaha Dawlada Puntland ayaa isku shaadhayn ku sameeyey golihiisa wasiirada, waxaana la iskugu shaandheeyey sidan:- Tigreetada madaxweynaha 1. Waxaa Cabdiraxmaan… Sii akhri

Posts navigation

Older posts
Newer posts




Company

  • About us
  • Advertize on Puntland Post
  • Press kit
  • Contact us

Legal

  • Terms and Privacy Policy
  • Cookie Policy

Connect

  • Follow us on TWitter
  • Follow us on Facebook
  • Subscribe to our YouTube channel

© 2001 – 2026 Puntland Post. All rights reserved.

Close